Month: January 2020

Garoon Diyaaaradeed Oo Cusub Oo Ay Yeelan Doonto Muqdisho Oo Maanta La Sahamiyey ( SAWIRRO )

Garoon Diyaaaradeed Oo Cusub Oo Ay Yeelan Doonto Muqdisho Oo Maanta La Sahamiyey ( SAWIRRO )

Jan 31, 2020 Muqdisho (Cadceed) –  Magaalada Muqdisho waxaa Maanta ka bilaawdey sahankii ugu horeeyey kaas oo ku saabsan in Garoon Diyaaradeed oo cabirkiisu yahay 14KM laga hirgeliyo meel kamid ah magaalada Muqdisho. Wasiirka Maaliyadda, Wasiirka Gaadiidka iyo duulista, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Madaxweyne kuxigeenka Hirshabeelle Xildhibaano, Agaasimayaal iyo Ganacsato ayaa waxaa ay kormeer ku tageen halka laga hirgelin doono Garoonka oo ah duleedka Waqooyi Bari ee Magaalada Muqdisho. Goobta la sahmiyay ayaa Muqdisho u jirta ku dhowaad 35KM, waxaana dhul ahaan ay ka tirsan tahay Gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana ay u dhaxeysa Dekedii Ceel Macaan iyo degmada Warsheekh. Mas’uuliyiintii booqday dhulkan loo qorsheynayo in laga dhiso garoon diyaaradeed ayaa isla qaatay inay tahay meel istiraatiijiyad ah oo ku habboon dhismo garoon diyaaradeed, marka loo eego baaxada dhulka uu ku fadhiyo, dhanka xeebta uu saaran yahay. Magaalada Muqdisho waxaa ku yaalla garoonka Diyaaradaha Aadan-Cdde,kaas oo kamid ah meelaha ugu wyen ee…

Continue Reading
After UK leaves EU on January 31, what will change?

After UK leaves EU on January 31, what will change?

On Friday evening, as the clock strikes 23:00 GMT, Britain will leave the European Union. More than three and a half years since the EU referendum, during which the country has seen two general elections and much political wrangling, the wishes of 17.4 million Britons will be realised. But do not expect an end to the […] The post After UK leaves EU on January 31, what will change? appeared first on Calanka.com.

Continue Reading
Wasiirkii hore ee Jubbaland ee xabsiga Muqdisho ka baxsaday oo Nairobi gaaray

Wasiirkii hore ee Jubbaland ee xabsiga Muqdisho ka baxsaday oo Nairobi gaaray

Wasiirkii hore ee amniga dowlad-goboleedka Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Cabdinuur “Janan”, ayaa goor dhaweyd oo maanta ah gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda u ah dalka Kenya. Diyaarad khaas ah oo siday Janan iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan maamulka Jubbaland ayaa ka qaaday magaalada Kismaayo oo la sheegay in uu dhawaan gaaray. Janan oo baxsashadiisa si […] The post Wasiirkii hore ee Jubbaland ee xabsiga Muqdisho ka baxsaday oo Nairobi gaaray appeared first on Calanka.com.

Continue Reading
Britain oo maanta ka baxaysa Midowga Yurub

Britain oo maanta ka baxaysa Midowga Yurub

Dalka Biritan ayaa maanta si rasmi ahaan uga baxaya Midowga Yurub laba sano kadib markii dadweynaha waddankaasi ay u codeeyeen inay ka baxaan Midowga Yurub. Britain ayaa Yurub ku biirtay sannadkii 1973-dii, waxaana sannadihii ugu dambeeyey aad u xoogaystay dadwyenaha reer Britain ee ka biyo-diidsan awoodda Midowga Yurub ee arrimaha gudaha ee waddamada xubnaha ka ah. Warbixintan wax

Continue Reading
MAREYKANKA: – Uma diyaarsaneyn weerarkii xerada Manda Bay ee Kenya

MAREYKANKA: – Uma diyaarsaneyn weerarkii xerada Manda Bay ee Kenya

Taliyaha taliska ciidamada Mareykanka ee Africa ee AFRICOM, oo guddi hoosaad ka tirsan Aqalka Senate-ka Mareykanka ay maanta su’aalo ka weydiiyeen weerarkii Al-Shabaab ay ku qaaday saldhigga Manda Bay, ayaa qiray in ciidamada Mareykanka aysan weerarkaas ugu diyaar garoobin sidii loo baahnaa. Jeneral Stephen Townsend, ayaa sheegay in Al-Shabaab ay awood u yeesheen inay soo […] The post MAREYKANKA: – Uma diyaarsaneyn weerarkii xerada Manda Bay ee Kenya appeared first on Calanka.com.

Continue Reading
Dabeyl dumisay darbigii uu Donald Trump ka dhisay xadka Mexico

Dabeyl dumisay darbigii uu Donald Trump ka dhisay xadka Mexico

Waxaa burburtay qeyb cusub oo ka mid ah darbiga uu madaxweyne Donald Trump amarka ku bixiyay in laga dhiso xadka kala qeybiya Mareykanka iyo Mexico, ka dib markii ay dabeylo xoog badan ku dhufteen, sida ay sheegeen saraakiisha Mareykanka. Jiingadihii birta ahaa ee darbigaas looga sameeyay magaalada Calexico ee gobolka California ayaa gabi ahaanba burburay […] The post Dabeyl dumisay darbigii uu Donald Trump ka dhisay xadka Mexico appeared first on Calanka.com.

Continue Reading
Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabarii

Continue Reading
Beesha Bahabar Muuse ( Maxamed Case ) Oo Shaacisay Shir Ay Kaga Tashanayaan Aayahooda ( SAWIRRO )

Beesha Bahabar Muuse ( Maxamed Case ) Oo Shaacisay Shir Ay Kaga Tashanayaan Aayahooda ( SAWIRRO )

Jan 30, 2020 Boorama  (Cadceed) –Odayaasha dhaqanka ee beelaha Bahabar Muuse ee Gobolka awdal ayaa shaaciyay shir wayne ay beelahaasi yeelandoonaan dhawaan, kaas oo ka dhici doona Magaalada Lughaya Afartan maalmood kadib maalinta la shaaciyay. Odayaashan oo shalay warbaahinta la hadlay ayaa sidoo kale ka hadlay wixii ka soo baxay shir gandaha dhaqanka ee beelaha Bahabar-muuse ugu soo gabagaboobay deegaanka Gargaara ee degmada Lughaya, waxayna sheegeen in ay isla qaateen in beelahu ay iskugu yimadaan shir intan ka balaaran kasoo looga tashan doono arimo badan oo aayaha beelahaasi khuseeya kuwaas oo ay ka mid yihiin arimaha dhaqanka, dhaqaaleha, siyaasada, arimaha bulshoda, Hurmarinta dadka iyo dagaanka iyo arimo kale. Gudoomiyaha golaha dhaqanka ee beelaha Bahabar Muuse mud. Xasan Gacan ayaa shaaciyay in waxgaradka, aqoonyahanka, siyaasiyiinta, dhalinyarada, culimaa’udiinka, qorbojoogta, haweenka iyo xeerbeegtida dhaqanka ee beeluhu ay shirwayne iskugu iman doonaan 12ka Bisha March ee sanakan 2020. Sidoo kale Suldaan Abshir Maxamed Ducaale…

Continue Reading
More Posts