Day: February 1, 2020

Shirkadda WhatsApp Oo Wax Ka Bedel Ku Samaysay Noocyada Telefoon Ee  Lagu Isticmaali Karo Adeega WhatsApp-ka + Sababta

Shirkadda WhatsApp Oo Wax Ka Bedel Ku Samaysay Noocyada Telefoon Ee Lagu Isticmaali Karo Adeega WhatsApp-ka + Sababta

Feb 1, 2020 Newyork (Cadceed) – Barnaamijka ay dadka isugu diraan farriimaha ee WhatApp ayaanan ku shaqeyn doonin malaayiin taleefan laga bilaabo 1-da Febraayo. Taleefannada ay soo saaraan Android iyo iPhone ee ku shaqeeya barnaamijta uu waqtigoodu dhacay ayaanan ku shaqeyn doonin bartan ay leedahay shirkadda Facebook. WhatsApp ayaa sheegtay in tallaabadan ay lagama maarmaan noqotay si loo xaqiijiyoo ammaanka dadka bartaasi isticmaalaya. Taleefannada qaaliga ah ee ku shaqeeya barnaamijka Android ee 2.3.7 iyo kuwa ka da’da waynba, iyo midka iPhone iOS 8 ama ka sii wayn, ayey arrintan saameyn doontaa. Barnaamijka uu ku shaqeeyo WhatsApp-ka ayaa waxa uu meesha ka saaraya barnaamijta qadiimiga ah ee aan la cusboonaysiin ama lagu shubay taleefannada cusub. Inta badan dadka isticmaala bartaas ayey u suuragalaysaa inay cusboonaysiiyaan barnaamijka uu taleefankooda ku shaqeeyo si ay u sii wadaan isticmaalka adeegga farriimaha ee shirkadda. Sikastaba xaalku ha ahaadee, taleefannada qaar sida iPhone 4s, kaas oo…

Continue Reading
Arab League rejects Trump’s Middle East plan

Arab League rejects Trump’s Middle East plan

The foreign ministers of the member state of the Arab League unanimously adopted a resolution on Saturday rejecting the Trump Israeli-Palestinian peace plan, and said that “it does not satisfy the minimum of the rights and aspirations of the Palestinian people.” Why it matters: The Trump administration was counting on a coalition of Arab countries it […] The post Arab League rejects Trump’s Middle East plan appeared first on Calanka.com.

Continue Reading
Maxkamadda Sare Ee Kenya Oo Diiday In Dawladu Ka Noqoto Dhegaysiga Dacwada Badda Ee ICJ

Maxkamadda Sare Ee Kenya Oo Diiday In Dawladu Ka Noqoto Dhegaysiga Dacwada Badda Ee ICJ

Kenya’s Supreme Court judges preside before delivering a detailed ruling laying out their reasons for annulling last month’s presidential election in Kenya’s Supreme Court in Nairobi, Kenya September 20, 2017. REUTERS/Baz Ratner – RC1EC0C85570 Feb 1, 2020 Nairobi (Cadceed) – Maxkamadda sare Kenya ayaa meesha ka saartay codsi ah in laga mamnuuco Kenya in ay ka qeybgasho kiiska horyaala maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ) oo ku saabsan muranka badda la leh ee Soomaaliya. Garsoorayaasha maxkamada Sare ayaa sheegay bishii octobar ee sanadkii hore in ay maxkamada codsi usoo gudbiyeen Koox 20 qof ka kooban oo u ololeynayay in Kenya aysan wakiilo u dirsan dhageysiyada dacwada badda ee u dhaxeysa Muqdisho iyo Nairobi. Kooxdaan waxay ku doodayeen in kiiskaasi u horseedi karo in ay Kenya lumiso qeybo kamid ah dhulkeeda dastuuriga ah iyada oo aan afti loo qaadin sida uu farayo dastuurkooda. Balse, maxakamadda sare waxay sheegtay in kiiskaas lagu…

Continue Reading
Dowladda Indonesia oo lacag u ballanqaaday ruuxii qoorta yaxaaskan ka saara shaagga

Dowladda Indonesia oo lacag u ballanqaaday ruuxii qoorta yaxaaskan ka saara shaagga

Maamulka magaalada Palu ee jasiiradda Sulawesi ee dalkaasi Indonesia ayaa lacag u ballanqaaday ruuxii qoortiisa ka baxsha shaagga yaxaaskan isaga oo aan wax gaarsiin islamarkaana uu sii noolaado. Maamulka ayaa sheegay in ay u baqayaan nolosha yaxaaskan islamarkaana uu iminkaba dhib u qabo in uu si wanaagsan u neefsado maadaama shaagga uu dhiinta ka xayirayo. […] The post Dowladda Indonesia oo lacag u ballanqaaday ruuxii qoorta yaxaaskan ka saara shaagga appeared first on Calanka.com.

Continue Reading
Barnaamijka Martida Mikrofoonka

Barnaamijka Martida Mikrofoonka

Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Mikrofoonka oo todobaadkan aan ku eegeyno ka bixista dalka Britain ee Midowga Yurub oo si rasmiga ah ay ka bixistu u dhaqan gashay saqdii dhexe ee habeenkii xalay. Barnaamijka waxaa todobaadkan ku marti ah Maxamed Hereri oo ah aqqoon yahan ka faallooda arrimaha Britain kuna sugan magaalada Glasgow ee Scotland.  Barnaamijka waxaa inoo diyaariyey halkanna

Continue Reading
HINDIYA: Nin isku dayay in uu afduubto carruur uu xaflad been ah u dhigay oo la dilay

HINDIYA: Nin isku dayay in uu afduubto carruur uu xaflad been ah u dhigay oo la dilay

Nin u dhashay dalka Hindiya oo xaflad dhalasho oo been abuur ah u sameeyay gabadhiisa hal sano jirka ah, kaddibna afduubtay in ka badan 20 carruur ah, ayaa waxaa toogasho ku dilay booliska. Warbaahinta maxalliga ah ayaa waxa ay ninkaasi ku sheegeen Subhash Batham kaas oo lagu eedeeyay inuu dil gaystay hasayeeshee damaanad bannaanka ku […] The post HINDIYA: Nin isku dayay in uu afduubto carruur uu xaflad been ah u dhigay oo la dilay appeared first on Calanka.com.

Continue Reading
Qaraxyo ka dhacay Muqdisho

Qaraxyo ka dhacay Muqdisho

Qaarxyo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay meelo ka mid ah magaalada Muqdisho. Mid ka mid ah qaraxyada ayaa lala eegtay gaari uu la socday mas’uul ka tirsan maamulka degmada Dharkeenley, halka qaraxa kale oo ka dhacay Ex-control Balcad lala beegsaday kolonyo askarta A

Continue Reading
Nin dambigii lagu soo qabtay ku dhex sameeyay mar labaad maxkamadda dhexdeeda

Nin dambigii lagu soo qabtay ku dhex sameeyay mar labaad maxkamadda dhexdeeda

A man sparked more than controversy when he lit a joint in court as he appeared before a judge. Spencer Alan Boston was in court in Wilson County, Tennessee, to answer to a marijuana possession charge, but it seemed he was trying to make a point about the drug being legalized. KA DAAWO HALKAAN The post Nin dambigii lagu soo qabtay ku dhex sameeyay mar labaad maxkamadda dhexdeeda appeared first on Calanka.com.

Continue Reading
Britain oo si rasmi ah xaly uga baxay Midowga Yurub iyo dabaaldegyo dhacay

Britain oo si rasmi ah xaly uga baxay Midowga Yurub iyo dabaaldegyo dhacay

Ingiriiska ayaa caawa saqdii dhexe markii saacaddu gaadhay 12 habeenimo oo gaw ah si rasmi ah uga baxay Midowga Yurub oo uu muddo 47 sanadood ah ka tirsanaa. Xarunta baarlamanka ee dalkaas ee magaalada London, ayaa waxa fagaaraha ku yaal ka buuxay dad badan oo taageersanaa in laga baxo midowgaa, waxaanay tirinayeyeen ilbidhiqsiyada ka hadhay […] The post Britain oo si rasmi ah xaly uga baxay Midowga Yurub iyo dabaaldegyo dhacay appeared first on Calanka.com.

Continue Reading
Mas`uuliyiin sahan ku sameeyay goob laga dhisi doono garoonka cusub oo diyaaradaha

Mas`uuliyiin sahan ku sameeyay goob laga dhisi doono garoonka cusub oo diyaaradaha

Mas`uuliyiin ka tirsan dowladda oo isugu jira wasiirro, xildhibaanno iyo xubno kale kormeer ku sameeyay shalay oo Jimco ah goob laga dhisayo garoonka cusub ee diyaaradaha Muqdisho. Garoonkan cusub ayaa cabirkiisa lagu sheegay 16KM x 10KM, waana garoon aad u baaxadweyn oo dabooli kara culeyska garoon diyaaradeed. Xubnaha kormeerka ku tagay ayaa waxaa ka mid […] The post Mas`uuliyiin sahan ku sameeyay goob laga dhisi doono garoonka cusub oo diyaaradaha appeared first on Calanka.com.

Continue Reading
Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabarii

Continue Reading