Day: February 3, 2020

FULINTA WACYI-GELINTA IYO BARASHADA DASTUURKA JSL: W/Q DG-Jamal A. Muse

FULINTA WACYI-GELINTA IYO BARASHADA DASTUURKA JSL: W/Q DG-Jamal A. Muse

FULINTA WACYI-GELINTA IYO BARASHADA DASTUURKA JSL: W/Q DG-Jamal A. Muse °°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°° “Xarunta Akhriska Ee Nuur, Ee Dhacda Xafadda Sheekh Nuur, Kor u Qaadista Fahanka Iyo Aqqonta Dastuurka” ++++++++++++++++++++++++++ • Ugu horreyn, ka Wasaarad ahaan waxaannu hawl-fulin shaqo oo ku saabsan wacyi-gelinta Iyo Barashada Dastuurka JSL la qaadannay dhallinyarada Xarunta Akhriska ee Al-Nuur oo ku taalla xaafadda Sheekh Nuur, degmada Gacan-Libaax ee Magaalada Hargeysa. • Xaqiiqdii, dhallinyaraddan oo hormood u ah Xarunta Akhriska Ee Nuur ayaa si heer sare ah u soo agaasimey dhallinyar ka kooban 30 qof, oo muddo labo maalmood ah qaadanaya tababar Dastuur iyo casharro Waddaniyadeed oo ku lingaxan fahan guud, waafinimo dawladdeed, ummadnimo, qarannimo, midnimo yo kordhin waddaniyadeed. • Sidoo kale, aniga oo aad ugu faraxsan wakhti la qaadashada dhallinyar hammi iyo higsi qarannimo leh, waxa dulucda hadal jeedinteyda ka mid ahaa qodobadan soo socda: 1. Ahmiyadda Xarun Akhris iyo doorka addeegyada kobcinta, aqoonta, nidaamka la qabatinka…

Continue Reading
Hayadda Amnesty International Oo Kenya  Ugu Baaqday  Inay Gacanta Usoo Galiso Soomaliya C/rashiid Janan Oo Ka Baxsaday Xabsiga Muqdisho

Hayadda Amnesty International Oo Kenya Ugu Baaqday Inay Gacanta Usoo Galiso Soomaliya C/rashiid Janan Oo Ka Baxsaday Xabsiga Muqdisho

Feb 3, 2020 Boorama (Cadceed)-Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa ugu baaqday dawladda Kenya inay qabato Wasiirka Amniga ee Jubbland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur, isla markaana ay u gudbiso dawladda Soomaaliya si maxkamad loo saaro. War saxaafadeed ay soo saartay, ayaa hay’adda Amnesty International ay ku sheegtay in Cabdirashiid Janan loo qabtay “dambiyo cuslus” 31-kii August ee sannadkii hore loona baahan yahay in caddaaladda la marsiiyo. Waxay sheegtay Amensty International inay tahay arrin aan caqligal ahayn in Cabdirashidi Janan oo lagu tuhunsan yahay mas’uuliyadda dambiyo liddi ku ah sharciyada caalamiga ah, iyo kuwa xuquuqda aadanaha inuu ka baxsado caddaalladda. Waxay ugu baaqday Kenya inay qabato, si degdeg ahna ugu gacan geliso dawladda Soomaaliya, waxayna ugu baaqday dawladda Soomaaliya inay maxkamadayntiisa ka dhigto mid waafaqsan sharciyada caalamiga ah, iyadoo aan dib loo ridin. Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inuu Cabdirashiid Janan ka baxsaday goob lagu hayey 28-kii Jannaayo, isla markaana waxa uu…

Continue Reading
Amnesty International oo Kenya ka dalbatay in ay soo qabato Cabdirashiid Janan, dowladda Soomaaliyana u gacan-geliso

Amnesty International oo Kenya ka dalbatay in ay soo qabato Cabdirashiid Janan, dowladda Soomaaliyana u gacan-geliso

Hay’adda caalamiga ah ee u doodda xuquuqda aadanaha, Amnesty International, ayaa maanta oo Isniin ah soo saartay war-saxaafadeed ay dowladda Kenya uga dalbatay inay xirto wasiirka amniga ee maamul goboleedka Jubbaland, ka dibna u gacan galiso xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya. Amnesty ayaa sheegtay inay dooneyso in Cabdirashiin Xassan Cabdinuur, oo loo yaqaanno Janan lagu […] The post Amnesty International oo Kenya ka dalbatay in ay soo qabato Cabdirashiid Janan, dowladda Soomaaliyana u gacan-geliso appeared first on Ca

Continue Reading
Wakiilkii UCID ee Guddiga doorashooyinka oo is-casilay

Wakiilkii UCID ee Guddiga doorashooyinka oo is-casilay

Wararka ka imanaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in uu is-casilay wakiilkii xisbiga UCID ee mucaaradka ah u qaabilsanaa guddiga doorashooyinka ee Somaliland Xasan Yuusuf Ducaale. Is-casilaadda xubintan ayaa waxaa VOA-da u xaqiijiyay madaxda xisbiga UCID. Arrintan ayaa imanaysa iyada oo uu soo jiitamayay muranka ku aaddan dhismaha guddiga doorashooyinka, kaas oo ay hore uu u qaadacay xisbiga muacaaradka ah ee Waddani. Is-casilaadda xubinta UCID ka dib waxaa guddiga doorashooyinka isugu soo hadhaya xubnaha ay soo kala magacaabeen, Madaxweynaha, Golaha Guurtida iyo Xisbiga talada haya ee Kulmiye… Dhammaystirka dhismaha guddiga doorashooyinka ayaa ahayd caqabadda ugu weyn ee hortaagan qabashada doorashada golaha wakiilada iyo deegaan

Continue Reading
Afar qof oo ku dhintay qarax ka dhacay Jubbada Hoose

Afar qof oo ku dhintay qarax ka dhacay Jubbada Hoose

Ugu yaraan 4 qof oo rayid ah ayaa ku dhimatay lix kalena way ku dhaawacmeen baabuur ahaa nooca loo yaqaan Caasiga oo qarax miino lagula eegtay jidka u dhexeeya magaalooyinka Afmadow iyo Dhooble ee Gobolka Jubbada Hoose maanta. Dadka degaanka ayaa VOA u sheegay in baabuurkan ay la socdeen dad rayid ah oo u socday aroos. Dadka ku dhaawacmay qaraxan ayaa la sheegay in la geeyey cisbitaalka magaalada Dhoobley. Ilaa hadda ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda weerarkan, inkastoo degaanka

Continue Reading
Banaanaxyo Lagu Taageerayo Madaxda Cusub Ee Maamulka  Galmudug Oo  Ka Bilaabmay Deegaano Ka Tirsan  Gobolada Mudug Iyo Galgaduud.

Banaanaxyo Lagu Taageerayo Madaxda Cusub Ee Maamulka Galmudug Oo Ka Bilaabmay Deegaano Ka Tirsan Gobolada Mudug Iyo Galgaduud.

Feb 3, 2020 Dhuusamareeb (Cadceed)- Banaanbaxyo lagu taageerayo Madaxda Cusub ee Dowlad Goboleedka galmudug ee shalay lagu doortey Magaalada Dhuusamareeb ayaa Maanta ka bilaawdey deegaano ka tirsan Gobolada Mudug iyo Galgaduud. Deegaannada ay banaanbaxyada ka bilaawdeen ayaa waxaa kamid ah Magaalooyinka Dhuusamareeb Cabudwaaq,Gaalkacyo iyo Cadaado,waxaana banaanbaxa dhigaya dadweynaha Magaalooinkaas. Dadka banaanbaxa dhigaya ayaa waxaa ay wataan boorar uu ku sawiran yahay Madaxweynaha galmudug ee lagu doortey dhuusamareeb ee Axmed Cabdi Kaariye,iyaga oo ku dhawaaqaya Erayo ay ku taageerayaan doorashadaas. Banaanbaxyada oo si isku mid ah uga socdo magaalooyinka,Dhuusamareeb,Cadaado iyo Gaalkacyo ayaa waxaa jira mas’uuliyiin ka qeyb-galaya,kuwaas oo iyana taageersan doorashadii agu qabtey Dhuusamareeb

Continue Reading
Akhriso: Madasha Xisbiyada Muqdisho Oo War-saxaafadeed  Kasoo Saaray Doorashooyinka Ka Dhacey Galmudug

Akhriso: Madasha Xisbiyada Muqdisho Oo War-saxaafadeed Kasoo Saaray Doorashooyinka Ka Dhacey Galmudug

Feb 3, 2020 Hargaysa (Cadceed)-War-Saxaafadeed kasoo baxey Madasha Xisbiyada Qaran ayaa waxaa walaac looga muujiyey doorashooyinka is diidan ee ka dhacay deegaano ka tirsan Dowlad goboleedka Galmudug. War-Saxaafadeedka oo ku qoran luuqada Ingiliishka ayaa waxaa loogu baaqay dhinacyada Siyaasadda isaga soo horjeeda in wada hadal dhab ah leysugu yimaado si xal loo gaaro. Qoraalka Madasha Xisbiyada Qaran oo u muuqda mid ku socda Beesha Caalamka ayaa u muuqdey mid looga soo horjeedo doorashadii shalay ka dhacdey Magaalada Dhuusamareeb. Cadceednews Desk

Continue Reading
Soomaaliya oo ku dhawaaqday xaalad deg-deg ah Ayaxa awgiis

Soomaaliya oo ku dhawaaqday xaalad deg-deg ah Ayaxa awgiis

Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday xaalad degdeg ah oo ku aaddan ayaxa, xilli cayayaankaasi uu si ba’an u saameeyay deegaanno ka tirsan Bariga Afrika. Wasiirka beeraha iyo waraabka Soomaaliya, Siciid Xuseen Ciid, ayaa BBC-da u sheegay in ayaxa oo ku degay deegaanno badan oo dalka ah uu khatar ku yahay wax soo saarka beeraha ee […] The post Soomaaliya oo ku dhawaaqday xaalad deg-deg ah Ayaxa awgiis appeared first on Calanka.com.

Continue Reading
Madaxweyne Farmaajo oo kormeeray xarunta taleefishinka SNTV2

Madaxweyne Farmaajo oo kormeeray xarunta taleefishinka SNTV2

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kormeeray Xarunta Warbaahinta Qaranka, gaar ahaan Muuqaal-baahiyaha SNTV2 ee dhawaan lagu soo kordhiyey, kaas oo loogu  tala galay baahinta arrimaha wacyigelinta bulshada iyo xoojinta wadaniyadda. Madaxweynaha ayaa markii uu soo gaaray xarunta Wasaaradda Warfaafinta waxaa uu soo kormeeray qeybaha Wasaaradda gaar ahaan Muuqaal-baahiyaha SNTV2 oo dhawan […] The post Madaxweyne Farmaajo oo kormeeray xarunta taleefishinka SNTV2 appeared first on

Continue Reading
Somalia declares national emergency over locust surge

Somalia declares national emergency over locust surge

Somalia has become the first country in the Horn of Africa to declare a locust infestation sweeping the region as a national emergency. The country’s Ministry of Agriculture said in a statement on Sunday the desert locust surge “poses a major threat to Somalia’s fragile food security situation”. “Food sources for people and their livestock are […] The post Somalia declares national emergency over locust surge appeared first on Calanka.com.

Continue Reading
Taajir Bill Gates gabadhiisa oo guursatay nin carab oo masri  ah

Taajir Bill Gates gabadhiisa oo guursatay nin carab oo masri ah

Gabadha curadda ah ee uu dhalay taajirka ku caan baxay amaba iskaleh shirkadda computerada sameysa ee Microsoft, Bill Gates ayaa guursatay nin carab ah oo kasoo jeeda dalka Masar. Gabadhan oo lagu magacaabo Jennifer, ayaa jirta da`da 23, iyada ayaana barteeda bulshada ee Instagram ku shaacisay in ay guursatay Nayel Nassar oo meheradiisu tahay faras […] The post Taajir Bill Gates gabadhiisa oo guursatay nin carab oo masri ah appeared first on Calanka.com.

Continue Reading
Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabarii

Continue Reading