Day: February 4, 2020

Dhakhtarkii ugu horreeyay ee ogaada cudurka Shiinaha ka dillaacay oo isagii iminka sariir la saaran

Dhakhtarkii ugu horreeyay ee ogaada cudurka Shiinaha ka dillaacay oo isagii iminka sariir la saaran

Horraanti bishii January, hay’adaha dowliga ee magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha ayaa isku dayay iney qariyaan warka ku saabsan cudurka Cornavirus. Mid ka mid ah dhakhaatiirta magaaladaasi ayaa isku dayay inuu dhakhaatiirta kale ku wargaliyo halista cudurka dillaacay. Laakiin ciidamo ka tirsan booliska ayaa dhakhtarkaas u tagay, waxayna u sheegeen inuu joojiyo digniinta. Bil kaddib […] The post Dhakhtarkii ugu horreeyay ee ogaada cudurka Shiinaha ka dillaacay oo isagii iminka sariir la saaran appeared first on Calan

Continue Reading
NORGE: PST sidestiller trusselen fra islamister og høyreekstreme

NORGE: PST sidestiller trusselen fra islamister og høyreekstreme

PST mener nå det er like sannsynlig at Norge rammes av et terrorangrep fra ekstreme islamister, som fra høyreekstreme. De frykter også spionasje fra Russland, Kina og Iran. Ifølge Politiets Sikkerhetstjeneste (PST) er dette de tre mest alvorlige truslene mot Norges sikkerhet i 2020: Spionasje mot regjeringen, Stortinget og Forsvaret Digital kartlegging og sabotasje av kritisk […] The post NORGE: PST sidestiller trusselen fra islamister og høyreekstreme appeared first on Calanka.com.

Continue Reading
DAAWO:-Shil Naxdin Leh Oo Ay 7 Qof Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Inta U Dhaxaysa Burco Iyo Sheekh

DAAWO:-Shil Naxdin Leh Oo Ay 7 Qof Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Inta U Dhaxaysa Burco Iyo Sheekh

Feb 4, 2020 Hargeysa (Cadceed) –Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay Shil Naxdin badan oo maanta ka dhacay inta u dhaxaysa Magaalooyinka Burco iyo Sheikh. Gaadhigan oo kasoo baxay Saaka magaalada Hargeisa, Kuna sii jeeday magaalada Buuhoodle ayaa waxaa ku Geeriyooday 6 Qof inta la Xaqiiyey, Waxaa sidoo kale jira dad dhaawac uu kasoo gaadhay Shilkan. Alle u ha naxariisto dhamaan intii ku dhimatay SHilkaasi, Oo isugu jira Aqoonyahano, Hooyooyin iyo Dhalinyaro. Weli si rasmi

Continue Reading
Shil ay ku dhinteen lix qof oo ka dhacay Togdheer

Shil ay ku dhinteen lix qof oo ka dhacay Togdheer

Degmada Galoolay oo ka tirsan gobolka Togdheer waxa maanta 12-kii duhurnimo ka dhacay shil gaadhi oo ay ku dhinteen lix qof, oo afar ka mid ah ay yihiin dumar, labada kalena rag. Shilkaas ayaa waxaa sidoo kale ku dhaawacmay 5 qof, oo mid ka mid ah dhaawciisu culus yahay. Dhaawacii iyo meydkiiba waxa la geeyey isbitaalka guud ee magaalada Burco. Gaadhiga waxaa saarnaa 11 qof oo ilmo yar oo dhabta lagu hayey ku jirey. Taliyaha ciidamada taraafikada magaalada Burco Jaamac Ismaaciil Cali ayaa Cabdixaafid Cawil Ismaa

Continue Reading
SVERIGE: Misstänkt explosivt föremål i Örebro

SVERIGE: Misstänkt explosivt föremål i Örebro

Larm inkom vid 13:39 om att fyra personer hade betett sig ”märkligt” utanför en fastighet vid stadsdelen Norr i Örebro.  Föremålet hittades utomhus vid männen Under kontrollen, utanför ett lägenhetshus, hittade polisen vad de misstänker är någon typ av explosivt föremål.  – Anmälaren uppger att det är fyra personer som beter sig lite märkligt utanför […] The post SVERIGE: Misstänkt explosivt föremål i Örebro appeared first on Calanka.com.

Continue Reading
Booliska Soomaaliya oo Interpol ka codsaday in ay kala shaqeeyaan sidii loo soo qaban lahaa C/rashiid Janan

Booliska Soomaaliya oo Interpol ka codsaday in ay kala shaqeeyaan sidii loo soo qaban lahaa C/rashiid Janan

Booliska Soomaaliya ayaa dalbaday Waaran Caalami ah, oo ay doonayaan in lagu soo qabto wasiirka amniga Jubaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan), oo dhammaadka bishii tagtay ka baxsaday magaalada Muqdisho. Qoraal kasoo baxay booliska ayaa lagu yiri “Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay arrinkaas xiriir kala sameysay Hay’adda Boliiska Caalamiga ah ee INTERPOL, si loogu maxkamadeeyo eedaysanahan […] The post Booliska Soomaaliya oo Interpol ka codsaday in ay kala shaqeeyaan sidii loo soo qaban lahaa C/rashiid Janan appeared first on

Continue Reading
Maxkamad amartay in lasoo xiro madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Jacob Zuma

Maxkamad amartay in lasoo xiro madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Jacob Zuma

Maxkamad ku taal Koonfur Afrika ayaa amar ku bixisay in lasoo xiro madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika, Jacob Zuma kaddib markii uu ku guuldareystay inuu kasoo hor muuqdo maxkamad. Zuma oo loo heysto dacwad musuq maasuq ayaa lagu waday in maanta uu kasoo hor muuqdo maxkamad balse xaaladdiisa caafimaad ayaa laga deyriyay, sida ay sheegeen […] The post Maxkamad amartay in lasoo xiro madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Jacob Zuma appeared first on Calanka.com.

Continue Reading
Dad kusoo dhaawacmay dagaal oo la keenay Muqdisho

Dad kusoo dhaawacmay dagaal oo la keenay Muqdisho

Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho waxaa maanta laga soo dejiyey dad kusoo dhaawacmay dagaallada ku salaysan muranka qabaa’ilka ee maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayey duleedka magaalada Kismaayo. Dagaalladan ayaa ilo kala duwan ay sheegayaan inay dhinteen dad aad u badan. Mid ka mid ah waxgaradka oo dhaawacyada geeyay Isbitaalada Muqdisho laguna magacaabo Abuukar Macallin Cali ayaa weriyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabd

Continue Reading
Somaliland: Saameynta is-casilaadda Xasan Yuusuf Ducaale

Somaliland: Saameynta is-casilaadda Xasan Yuusuf Ducaale

Waxa xalay fiidkii is-casilay Xasan Yuusuf Ducaale oo ahaa xubinta Gudidda Doorashooyinka Somaliland ugu jiray Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID. Guddiga ayaa waxaa horey uga maqnaa xubintii xisbiga Waddani, taasi oo macanaheedu yahay in mucaaradka aysan hadda qeyb ka ahayn guddiga. Hadaba saameynta ay ku yeelan karto is-casilaada xubinta xubnaha kale ee Gudidda iyo murankii ka taagna sii shaqaynta Gudiddan, waxaa

Continue Reading
Dowladda Soomaaliya oo garoonka Muqdisho ka bilowday baaris ku aaddan cudurka Shiinaha ka dillaacay

Dowladda Soomaaliya oo garoonka Muqdisho ka bilowday baaris ku aaddan cudurka Shiinaha ka dillaacay

Wasaaradda caafimaadka xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka bilowday garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde ka bilowday baaris ku aadan cudurka dilaaga ah ee dalka Shiinaha ka dillaacay kaas oo lagaciisa la yiraahdo coronavirus. Wasaaradda agaa geysay garoonka qalabka  dadka looga baaro cudurkaas iyo dhakhaatiir caafimaad, iyagoo ku bilaabay baaritaano dadka gudaha dalka soo galaya. […] The post Dowladda Soomaaliya oo garoonka Muqdisho ka bilowday baaris ku aaddan cudurka Shiinaha ka dillaacay appeared first on

Continue Reading
Madaxweyne Trump oo Mareykanka ku casuumay hoggaamiyaha Suudaan

Madaxweyne Trump oo Mareykanka ku casuumay hoggaamiyaha Suudaan

Mareykanka ayaa casuumaad u fidiyay hogaamiyaha Suudaan, Janaraal Cabdul Fataax Al- Burhaan, waana martiqaadkii ugu horreeyay ee uu Mareykanka u fidiyo madaxweyne ka socda Suudaan muddo ka badan 30 sanno. Janaraal Cabdul Fataax ayaa dhawaan booqan doona Washington, waxay ka wadahadli doonaa madaxweyne Trump sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dal. Xiriirka u dhexeeya Suudaan […] The post Madaxweyne Trump oo Mareykanka ku casuumay hoggaamiyaha Suudaan appeared first on Calanka.com.

Continue Reading
Netanyahu says Israel and Sudan to normalise ties soon

Netanyahu says Israel and Sudan to normalise ties soon

Israel and Sudan have agreed to move towards forging normal relations for the first time, Israeli officials said on Monday, after the leaders of the two countries met in Uganda. Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu held talks with Abdel Fattah al-Burhan, head of Sudan’s sovereign council, in Entebbe. “It was agreed to start cooperation leading […] The post Netanyahu says Israel and Sudan to normalise ties soon appeared first on Calanka.com.

Continue Reading
Turkey hits back after soldiers killed in Syrian gov’t shelling

Turkey hits back after soldiers killed in Syrian gov’t shelling

Turkey says it has struck back against Syrian military targets after at least five of its soldiers and three civilians attached to the Turkish army were killed by Syrian government forces in the war-torn country’s Idlib region. Turkey’s Defence Ministry said on Monday that seven of its troops were also wounded in shelling by Syrian government […] The post Turkey hits back after soldiers killed in Syrian gov’t shelling appeared first on Calanka.com.

Continue Reading
Madaxweynihii hore ee dalka Kenya Daniel Arap Moi oo saakay geeriyooday

Madaxweynihii hore ee dalka Kenya Daniel Arap Moi oo saakay geeriyooday

Madaxweynihii ugu wakhtiga dheeraa dalka Kenya Daniel Arap Moi ayaa saakay ku geeriyooday magaalada Nairobi, sida uu warbaahinta u xaqiijiyay madaxweynaha dalka kaasi Uhuru Kenyatta. Moi oo ku geeriyooday da`da 95 sani jir, ayaa soo xukumay dalka Kenya muddo 24 sano ah islamarkaana xilka ka dagay sannadkii 2002-dii, waxaana uu ku jiray isbitaal muddo bil […] The post Madaxweynihii hore ee dalka Kenya Daniel Arap Moi oo saakay geeriyooday appeared first on Calanka.com.

Continue Reading
Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabarii

Continue Reading