Day: February 5, 2020

DAAWO:- Nancy Pelosi Oo Madaxweyne Trump Hortiisa Ku Jeexday Warqadii Khudbadiisa Ay Ku Qornayd

DAAWO:- Nancy Pelosi Oo Madaxweyne Trump Hortiisa Ku Jeexday Warqadii Khudbadiisa Ay Ku Qornayd

Feb 5, 2020 Washington (Cadceed) –Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump oo aqalka Kongreska kahor jeediyay khudbadiisa sanadlaha ayaa waxaa uu kaga hadlay waxyaaba badan oo ay kamid tahay dhaqaalaha, amniga iyo siyaasadda Mareykanka. Warbaahinta Mareykanka ayaase haatan u muuqda kuwa ka weecday taxliilinta khudbadaha Trump, kadib markii arrin aanan la filaneynin ay aqalka Kongreska ku dhexmartay madaxweyne Trump iyo afhayeenka aqalka, Nancy Pelosi. Trump ayaa markii uu dhameeyay khudbadii uu jeedinayay waxaa uu usoo dhaqaaqay goob ka dambeysay oo ay fadhiyeen afhayeenka aqalka kongreska, Nancy Pelosi iyo madaxweyne ku xigeenka Mareykanka, Mike Pence. Madaxweynaha oo gacanta ku sitay laba nuqul oo ah khudbadihii uu jeediyay ayaa nuqul kamid ah waxaa uu ku wareejiyay madaxweyne ku xigeenka, Mr Pence, halka nuqulka kalena uu gacanta ka saaray afhayeenka aqalka Kongreska oo markii ay waraaqaha ka guddoontay gacanta usoo taagtay madaxweynaha, si ay u salaanta Trump ayaa iska dhaqaaqay markii ay Pelosi gacanta usoo…

Continue Reading
DP World Oo Sheegtay Inuu Saameeyay Dagaalka Ganacsi Ee Shiinaha iyo Maraykanka.

DP World Oo Sheegtay Inuu Saameeyay Dagaalka Ganacsi Ee Shiinaha iyo Maraykanka.

Feb 5, 2020 Hargeysa (Cadceed) – Shirkadda DP World, oo fadhigeedu yahay magaalada Dubai, ayaa gacanta ku dhigtay 71.2 milyan sannadkii 2019 iyadoo dhaqaalaahan ka heshay guud ahaan dekeddaha caalamiga ah ee marinnada haamaha. Waa horukac 1.0% ah marka la barbar dhigo sanadkii ka horeeyay. shirkadda DP world waxaa ganacsigeedu uu ku baahsan yahay dalal badan oo ka kala tirsan Yurub, America, Australia iyo Afrika. Sultan Ahmed Bin Sulayem, oo ah madaxa fulinta ee shirkadda DP World ayaa u sheegay warbaahinta in sanadkii 2019 uu ahaa sanad adag oo dagaal ganacsi ah uu dhex maray Shiinaha iyo Mareykanka, dagaalkaas oo suuqa u horseeday hubanti la’aan. In kasta oo ay taasi jirto, wuxuu sheegay in DP- World ay soo saartay koror dhaqaale taas oo mar kale muujineysa adkeysiga ganacsigeed. Bishii hore, shirkadda DP World waxay daahfurtay shirkad lagu magacaabo Al Rawdah, oo ah shirkad maraakiibta u kala adeegta taas oo ka…

Continue Reading
AUSTRIA: Haweeney laga baarayay cudurka Shiinaha ka dillaacay oo isbitaalka ka carartay

AUSTRIA: Haweeney laga baarayay cudurka Shiinaha ka dillaacay oo isbitaalka ka carartay

Haweeney isbitaal u tagtay si ay isaga baarto cudurka dilaaga ah ee Shiinaha ka dillaacay ee coronavirus ayaa isbitaalki ka carartay kadib markii tijaabooyinki laga qaaday islamarkaana ay sugeysay natiijada. Dhacdadan ayaa ka dhacday isbitaal ku yaal dalka Ausria, waxaana shaqaalaha isbitaalka ay dhacdadaasi ku wargeliyeen booliska oo baadi-goob u galay haweeneydaasi. Booliska ayaa saacado […] The post AUSTRIA: Haweeney laga baarayay cudurka Shiinaha ka dillaacay oo isbitaalka ka carartay appeared first on Calan

Continue Reading
Dowladda Soomaaliya oo Kenya uga digtay faragelinta siyaasadeed ee ay dalka ku hayso

Dowladda Soomaaliya oo Kenya uga digtay faragelinta siyaasadeed ee ay dalka ku hayso

Dowladda Soomaaliyaa ayaa ku eedeysay Kenya inay waddo tallaabooyin ay ku faragelineyso arrimaha gudaha ee Soomaaliya. Waxay dowladda sheegtay in Kenya ay ” faragelin siyaasadeed iyo mid amni ay ka waddo gudaha Soomaaliya” “Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay ka xuntahay faragelinta siyaasadeed iyo mid amni ee ay ka wado dowladda Kenya gudaha Soomaaliya, taasoo […] The post Dowladda Soomaaliya oo Kenya uga digtay faragelinta siyaasadeed ee ay dalka ku hayso appeared first on Calanka.com.

Continue Reading
Wasaaradda waxbarashada iyo kuwa dowlad goboleedyada oo isku raacay in la qaado imtixaanka shahaadiga ah

Wasaaradda waxbarashada iyo kuwa dowlad goboleedyada oo isku raacay in la qaado imtixaanka shahaadiga ah

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaraddaha dowlad Gobaleedyada iyo Gobalka Banaadir ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo gaba gabeeyay shir ku saabsan imtixaanka Qaranka ee sanada 2019/2020, waxana ka soo qeyb-galay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Feysal Cumar Guuleed Wasiiradda Wasaaradaha Waxbarashada Maamul Gobaleedyada qeybta ka […] The post Wasaaradda waxbarashada iyo kuwa dowlad goboleedyada oo isku raacay in la qaado imtixaanka shahaadiga ah ap

Continue Reading
Madaxweyne Erdogan oo Syria ugu baaqay in ay ciidankeeda kula baxdo bil gudeheed

Madaxweyne Erdogan oo Syria ugu baaqay in ay ciidankeeda kula baxdo bil gudeheed

Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa ugu baaqay Syria inay ciidamadeeda kala baxdo goobaha kormeerka militari ee gobolka waqooyiga bari ee Idlib, halkaasi oo iskudhacyo xooggan ay ka dhaceen maalmihii tagay. “Xilligan, laba ka mid ah 12-keena goobood ee kormeerka waxay ka dambeeyeen qadadka taliska Syria. Waxaan rajeeneynaa inay ka hor bisha Febraayo ay halkaas […] The post Madaxweyne Erdogan oo Syria ugu baaqay in ay ciidankeeda kula baxdo bil gudeheed appeared first on Calanka.com.

Continue Reading
Tirada dadka u dhintay Fayruska Corona oo korortay

Tirada dadka u dhintay Fayruska Corona oo korortay

Tirada kiisaka dhimashada xanuunka Fayrus-ka Corona ee guud ahaan dalka Shiinaha ayaa kor u kacday Arbacada maanta ah, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta caafimaadka ee dalkaasi. Kiisaska cusub ee laga helayo meelaha dibadda ka ah dhulka Shiinaha ayaa muujinaya sida uu sare ugu sii kacayo faafitaanka Fayrus-ka Corona. Inkastoo xanuunka uu gaaray dalal kala duwan oo caalamka ah, ayaa ha’yadda WHO ee caafimaadka ee adduunka waxay sheegtay in faafitaanka Fayrus-ka Corona uusan gaarin heerka masiibada. Ugu yaraaan 490 qof oo Shiinees ah ayaa u dhintay Fayrus-ka Corona tan iyo bishii December ee sanadkii hore, xiligaas oo xanuunka uu ka billowday magaalada bartamaha Shiinaha ku taalla ee WUHAN ee gobolka Hubei. Tirada dadka uu soo ridanayo xanuunka ayaa

Continue Reading
Ciidamada dowladda oo xalay la wareegay magaalada Beled Xaawo ee gobolka Gedo

Ciidamada dowladda oo xalay la wareegay magaalada Beled Xaawo ee gobolka Gedo

Wararka ka imanaya Magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in ciidan ka tirsan Dowladda Federaalka oo ka yimid dhanka Luuq ay xalay la wareegeen magaaladaas. Ciidanka oo tiradoodu aanan la garaneynin ayaa dadka deegaanka oo la hadlay BBC-da waxay shegeen in magaalada ay haatan gacanta ku hayaan ciidanka federaalka. Warar ay baahiyeen qaar […] The post Ciidamada dowladda oo xalay la wareegay magaalada Beled Xaawo ee gobolka Gedo appeared first on Calanka.com.

Continue Reading
Lesotho’s first lady to be charged with killing PM’s former wife

Lesotho’s first lady to be charged with killing PM’s former wife

The first lady of Lesotho is set to be charged with murder in connection with the 2017 killing of Prime Minister Thomas Thabane’s former wife, Lipolelo, police said on Tuesday. Maesaiah Thabane, who fled the country on January 10 to escape arrest, returned to the small southern African kingdom on Tuesday afternoon and handed herself to police in the capital, Maseru. […] The post Lesotho’s first lady to be charged with killing PM’s former wife appeared first on Calanka.com.

Continue Reading
Madaxweynaha Mareykanka oo jeediyay khudbaddiisii sanadlaha, salaantana ka qaadi waayay Pelosi

Madaxweynaha Mareykanka oo jeediyay khudbaddiisii sanadlaha, salaantana ka qaadi waayay Pelosi

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa habeenkii xalay ahaa ka jeediyay khudbaddiisa sanadlaha xarunta aqalka hoose ee magaalada Washington, DC, waxana uu u jeedinayey baarlamaanka 116aad ee Maraykanka. Madaxweynaha oo khudbaddiisa sanadlaha kaga hadla xaaladda dalka Mareykanka iyo tan kaga xiran caalamka, waxaana markii uu soo galay xarunta aqalka hoose kusoo dhoweysay guddoomiyaha aqalka hoose […] The post Madaxweynaha Mareykanka oo jeediyay khudbaddiisii sanadlaha, salaantana ka qaadi waayay Pelosi appeared first o

Continue Reading
Wasiirka shaqada Soomaaliya oo qeyb galay shir caalami ah oo ka furmay magaalada Paris

Wasiirka shaqada Soomaaliya oo qeyb galay shir caalami ah oo ka furmay magaalada Paris

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sadiq Xirsi Warfa ayaa ka qeybgalay shir weynaha mustaqbalka shaqada oo ka furmay  magaalada Paris ee dalka Faransiiska. Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa shirka ku soo bandhigaya dadaallada xukuumadda Soomaaliya ee xal u helida shaqo la’aanta ka jirtay dalka . “Wasaaradda aan hoggaamiyo wax ay dadal […] The post Wasiirka shaqada Soomaaliya oo qeyb galay shir caalami ah oo ka furmay magaalada Paris appeared first on Calanka.com

Continue Reading
Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabarii

Continue Reading
Marwo madaxweyne oo loo haysto dilka xaaskii hore ee ninkeeda

Marwo madaxweyne oo loo haysto dilka xaaskii hore ee ninkeeda

Marwada koobaad ee dalka Lesotho ayaa loo haystaa dilka xaaskii hore ee ra’iisal wasaaraha waddankaasi Thomas Thabane. Booliska dalkaasi ayaa xaqiijiyay in marwadaasi maanta oo Arbaco ah la soo taagi doono maxkamadda sare ee Lesotho. Haweeneydan oo muddo bil ah dhuumaalaysi ku jirtay ayaa isu soo dhiibtay booliska caasimadda Maseru si ay su’aallo u weydiiyaan. […] The post Marwo madaxweyne oo loo haysto dilka xaaskii hore ee ninkeeda appeared first on Calanka.com.

Continue Reading
KISMAYO: Diyaaradaha Mareykanka oo duqeyn la beegsaday sarkaal Shabaab ka tirsan

KISMAYO: Diyaaradaha Mareykanka oo duqeyn la beegsaday sarkaal Shabaab ka tirsan

Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay inay duqayn cusub ay maanta ka gaysatay Soomaaliya. Duqayntan ayaa lala beegsaday xubin ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab oo ku sugnaa degaanka Beer Xaani oo ku yaalla Galbeedka Kismaayo. Taliska ciidamada Maraykanka ee AFRICOM ayaa sheegay in duqayntan lagu dilay xubintii lala bartilmaameedsaday. Maraykanku waxa uu sheegay inaysan wax rayid ah ku […] The post KISMAYO: Diyaaradaha Mareykanka oo duqeyn la beegsaday sarkaal Shabaab ka tirsan appeared first on Calanka.co

Continue Reading