Day: February 6, 2020

DAAWO:- Madaxweynaha Jabuuti Oo Ka Hadlay Dagaalka Al-shabaab Iyo Khilaafka Shirkadda DP World

DAAWO:- Madaxweynaha Jabuuti Oo Ka Hadlay Dagaalka Al-shabaab Iyo Khilaafka Shirkadda DP World

Feb 6, 2020 Djibouti (Cadceed) – Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaacil Cumar Geelle ayaa ka hadlay qodobo ay kamid yihiin dagaalka lagula jiro Al-Shabaab,khilaafka Shirkadda DP World ee laga leeyahay Imaaraadka oo Maxkamada london ay go’aan ka gaartey iyo Saldhigyada qaar kamid ah dowladaha Caalamka ku leeyahay dalkaas. Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo la hadlayay Voada ayaa sheegay in sanadihii u dambeeyey ururka Al-Shabaab ee ka dagaalama qeybo badan oo Soomaaliya ah ay awoodooda yaraatay. Waxa uu sheegay in dagaalkooda ay Al-Shabaab bilaabeen dagaalka sanadkii 2007, hayeeshee ay haatan yaqiinsadeyn in aysan sii wadi karin dagaalka ka dhanka ah Dowladda iyo Ciidamada AMISOM sida uu hadalka u dhigey. Dowladda Jabuuti ayaa waxaa ay kamid tahay dowladaha Soomaaliya ay ka joogaan Ciidamada ku howlgalla Magaca AMISOM,waxana Boqolaal Askari ay ka howlgalaan degmooyin kamid ah Gobolka Hiiraan. Cadceednws Boorama

Continue Reading
Somaliland Oo Soo Bandhigtay Sababta Ay Itoobiye Uga Caawin Wayday La Dagaalanka Ayaxa

Somaliland Oo Soo Bandhigtay Sababta Ay Itoobiye Uga Caawin Wayday La Dagaalanka Ayaxa

Feb 6, 2020 Hargaysa (Cadceed) – Wasiirka beeraha Axmed Muumin Seed ayaa sheegay inay dawlada Itoobiya awoodi wayday inay Somaliland ka buufiso Ayaxa kadib markii uu dalkeeda si daran ugu faafay, waxa uu wasiirku sheegay inay marka hore ku heshiiyeen in ay Somaliland ka taageeraan dagaalka Ayaxa se ay suuroobi wayday. Wasiirka beeraha oo hortagay gudida joogtada ah ee golaha wakiilada ayaa ay warbaahintu waydiisay halka ay ku danbaysay diyaaradii Itoobiya ee Somaliland ka caawinayay dagaalka Ayaxa, waxaanu yidhi“ Waddanka aan  jaarka nahay ee Itoobiya  xidhiidh wanaagsan ayaa na dhexmaray wasirka dhigayga ah ee deegaanka ee Itoobiya oo aan ka waddahadalnay in waagii dhawayd ay hawshaa wax nagala qabtaan, markaas Ayaxii dalka oo dhan ayuu ku baahay dalka Itoobiyana culays badan ayaa saarnaa  Ayaxuna waxa uu u badnaa dhanka Itoobiya  intii ay dhibaatada la tacaalayeen  waan ku heshiinay inay na soo gaadhaan laakiin waa ay na soo gaadhi kari waayeen,…

Continue Reading
DAAWO:-Dhaqtarkii Ugu Hor Ogaaday Cudurka Coronavirus Oo Isagii Cudurka U Geeriyooday..

DAAWO:-Dhaqtarkii Ugu Hor Ogaaday Cudurka Coronavirus Oo Isagii Cudurka U Geeriyooday..

Feb 6, 2020 Hargeysa (Cadceed) – Dhaktar u dhashay waddanka Shiinaha oo isku dayay inuu digniintii ugu horreysay kasoo saaro halista caabuqa dilaaga ah ee coronavirus, markii ugu horreysay ee uu dillaacay, ayaa ugu dambeyn u geeriyooday isla cudurkaas oo markii dambe ku dhacay, sida ay sheegeen warbaahinta dalkaas. Li Wenliang wuxuu ka mid ahaa dhakhaatiirta ka howlgaleysay isbitaalka guud ee magaalada Wuhan, wuxuuna digniinta ku saabsan cudurkan saaxiibadiisa shaqada u diray 30-kii bishii December ee sanadkii lasoo dhaafay. Booliska ayaa markaas ka dib ku booqday gurigiisa waxayna ku amreen inuu joojiyo digniintaas, maadaama ay mas’uuliyiintu doonayeen in la qariyo warka ku saabsan caabuqaas cusub. Coronavirus ayaa hadda galaaftay nolosha in ka badan 560 ruux, wuxuuna soo ritay dad kor u dhaafaya 28,000 oo reer Shiine ah Caabuqan ayaa sababa xanuun saameyn xoog leh ku yeesha habsami u socodka neef mareenka, calamadihiisuna waxay inta badan ka billowdaan qandho, kaddibna waxaa…

Continue Reading
Dhakhtarkii ugu hor helay cudurka Shiinaha ka dillaacay oo u geeriyooday cudurkaasi

Dhakhtarkii ugu hor helay cudurka Shiinaha ka dillaacay oo u geeriyooday cudurkaasi

Dhaktarkii shiineyska ahaa ee isku dayay in uu digniintii ugu horreysay kasoo saaro halista caabuqa dilaaga ah ee coronavirus, markii ugu horreysay ee uu dillaacay, ayaa ugu dambeyn u geeriyooday isla cudurkaas oo markii dambe ku dhacay, sida ay sheegeen warbaahinta dalkaas. Li Wenliang wuxuu ka mid ahaa dhakhaatiirta ka howlgaleysay isbitaalka guud ee magaalada […] The post Dhakhtarkii ugu hor helay cudurka Shiinaha ka dillaacay oo u geeriyooday cudurkaasi appeared first on Calanka.com.

Continue Reading
Madaxweyne Deni oo shir-guddoomiyay shirka golaha xukuumadda Puntland

Madaxweyne Deni oo shir-guddoomiyay shirka golaha xukuumadda Puntland

Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoomiyey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, waxaa todobaadkan looga hadlay amniga, safarkii madaxweynaha ee dalka Kenya, deeqaha lagu helo magaca Soomaaliya iyo aragtida Puntland. Sidoo kale waxa Golaha looga hadlay Xaaladda Gobolada iyo degmooyinka Puntland (Hindisaha Horumarinta Degmooyinka aan ku jirin Mashruuca JPLG-ga) iyo soo jeedinta guddi qiimeeya lacagaha lagu qaado magaca Dowladda. The post Madaxweyne Deni oo shir-guddoomiyay shirka golaha xukuumadda Puntland appeared f

Continue Reading
Siyaasi Faarax Macalin Oo Soo Bandhigay Ujeedada Ka Danbaysay Joogitaanka Ciidamada Kenya Ee Gudaha Somaliya

Siyaasi Faarax Macalin Oo Soo Bandhigay Ujeedada Ka Danbaysay Joogitaanka Ciidamada Kenya Ee Gudaha Somaliya

Feb 6, 2020 Kismaayo (Cadceed) – Gudoomiyihii hore ee Aqlabiyada Baarlamaanka dalka Kenya Faarax Macalin Dawaare ayaa ka hadlay ujeedooyinka ay ciidanka Kenya u joogaan gudaha Soomaaliya, waxa uuna meesha ka saaray in dalka u joogaan kaliya dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab. Faarax Macalin ayaa sheegay in Ciidamada Kenya xiligan looga baahan yahay in ay sugaan amaanka dalka Kenya uu sheegay in uu xumaaday ayna ka dhacaan weeraro lagu beegsado iskuulada iyo saldhigyada ciidamada. Waxa uu sheegay Siyaasiga Faarax Macalin in Kenya ay ka amaan xuntahy 11-sano kahor markii ciidankooda galayeen gudaha Soomaaliya, waxa uuna ugu baaqay dowlada Kenya in ciidankeeda ka shaqeeyaan nabad galyada gudaha Kenya. Faarax Macalin ayaa sheegay in ciidamada Kenya ee jooga gudaha Soomaaliya gaar ahaan Jubada Hoose u joogaan labo ujeedo oo kala ah ka ganacsiga Dhuxusha iyo sidoo kale sonkorta sharci darada ah. Hadalka Siyaasigan Soomaali Kenyanka ah ayaa kusoo aadaya xili dowlada…

Continue Reading
Nabadoon La Sheegay Inuu Ka Tirsanaa Xarakada Al Shabaab Oo Lasoo Bandhigay

Nabadoon La Sheegay Inuu Ka Tirsanaa Xarakada Al Shabaab Oo Lasoo Bandhigay

Feb 6, 2020 Kismaayo (Cadceed) – Maamulka Jubbaland ayaa soo bandhigay Nabadoon ay sheegeen in uu katirsanaa Xarakada Al Shabaab, waxa ayna saraakiisha Jubbaland sheegeen in nabadoonka kasoo goostay kooxda Al Shabaab. Saraakiisha Maamulka Jubbaland ee ku sugan degmada Afmadow ayaa sheegay in ay soo dhaweeyeen Ugaas Maxamed Macallin Muxumed oo ay sheegeen in Ugaas u ahaa mid kamid ah beelaha dega Jubooyinka xubina ka ahaa Xarakada Al Shabaab. Warbaahinta taageerta maamulka Jubbaland ayaa ku warantay in nabadoonka uga soo tagay kooxda Al Shabaab kadib dhibaatooyin badan uu sheegay in uu kala kulmay intii uu kamid ahaa. Maamulka Jubbaland ayaa marar badan horey usoo bandhigay saraakiil iyo dagaalyahano katirsan Al Shabaab oo ay sheegeen in dhankooda usoo goosteen, waxaana hada cusub in Odayaal dhaqan oo kasoo tagay Al Shabaab isku soo dhiibaan Jubbaland. Cadceednwes Desk

Continue Reading
SUDAN: Al-Burhan oo sheegay in uusan  ballan-qaadin hagaajinta xiriirka Israel

SUDAN: Al-Burhan oo sheegay in uusan ballan-qaadin hagaajinta xiriirka Israel

Golaha wasiirada Sudan ayaa maanta sheegay in hoggaamiyaha dalkaas Jeneral Abdel Fattah al-Burhan uusan ra’iisul wasaaraha Israel u ballan-qaadin “hagaajinta xiriirka” labada dal. Al-Burhan, oo madax ka ah golaha xukuma Sudan, ayaa wada-hadallo aan horey loo qorsheyn waxa uu magaalada Entebbe ee dalka Uganda Isniintii kula yeeshay ra’iisul wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu, taasi oo u […] The post SUDAN: Al-Burhan oo sheegay in uusan ballan-qaadin hagaajinta xiriirka Israel appeared first on Calanka.com.

Continue Reading
JERUSALEM: Weerar lagu sheegay fal argagixiso oo lala beegsaday ciidamo iyo shacab Yuhuud ah

JERUSALEM: Weerar lagu sheegay fal argagixiso oo lala beegsaday ciidamo iyo shacab Yuhuud ah

Wararka ka imaanaya magaalada Jerusalem ee dhulka reer Falastiin ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay weerar ay Israel ku sheegtay mid argagixiso kaas oo lala beegsaday ciidamo ugu sugnaa nawaaxiga First Station ee bariga magaalada Jerusalem. Weerarkan oo loo adeegsaday gaari ayaa waxaa la jiirsiiyay askar goob ku kulan saneyd, waxaana halkaas […] The post JERUSALEM: Weerar lagu sheegay fal argagixiso oo lala beegsaday ciidamo iyo shacab Yuhuud ah appeared first on Calanka.com.

Continue Reading
SWEDAN: Gawaari gaashaaman oo laga xaday xero ciidan

SWEDAN: Gawaari gaashaaman oo laga xaday xero ciidan

Hay`adaha amaanka dalka Swedan ayaa baadi-goobaya labo gaari oo nooca gaashaman ah kuwaas oo laga xaday xero ciidan oo ku taal magaalada Enköping oo u dhow Uppsala. Gawaaridan ay ciidamadu leeyihiin ee la xaday ayaa ah nooca qaaliga ah ee loo yaqaan Galten, waxaana midkiiba uu yahay ku dhowaad 3 mitir oo dherer ah iyo […] The post SWEDAN: Gawaari gaashaaman oo laga xaday xero ciidan appeared first on Calanka.com.

Continue Reading
More than a dozen injured in suspected attack in Jerusalem

More than a dozen injured in suspected attack in Jerusalem

At least 14 people were reported injured after a vehicle ran into pedestrians in Jerusalem early on Thursday morning in what emergency services said was a suspected car-ramming attack on a popular nightclub. Israel’s Magen David Adom emergency services said a 20-year-old was in a serious condition after the incident on David Remez Street at […] The post More than a dozen injured in suspected attack in Jerusalem appeared first on Calanka.com.

Continue Reading
Not guilty: Senate acquits Trump of impeachment charges

Not guilty: Senate acquits Trump of impeachment charges

President Donald Trump won impeachment acquittal Wednesday in the U.S. Senate, bringing to a close only the third presidential trial in American history with votes that split the country, tested civic norms and fed the tumultuous 2020 race for the White House. With Chief Justice John Roberts presiding, senators sworn to do “impartial justice” stood and stated […] The post Not guilty: Senate acquits Trump of impeachment charges appeared first on Calanka.com.

Continue Reading
Faah-faahinta qarax xooggan oo goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho

Faah-faahinta qarax xooggan oo goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho

Qarax xooggan ayaa waxaa uu saakay ka dhacay degmada Hodan ee gobolka Banaadir kaas oo la sheegay in uu geystay khasaare. Qaraxaan ayaa waxaa jugtiisa laga maqlay inta badan degmooyinka gobolkan Banaadir, waxaana uu ka dhacay agagaarka carwadii hore ee Taleex oo ku taalla degmada Hodan ee bobolkan Banaadir. Qaraxaan oo warar kala duwan ay […] The post Faah-faahinta qarax xooggan oo goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho appeared first on Calanka.com.

Continue Reading
AMNESTY: Kenya must arrest and return escaped Jubaland minister to face trial in Mogadishu

AMNESTY: Kenya must arrest and return escaped Jubaland minister to face trial in Mogadishu

A regional security minister in Somalia arrested for “serious crimes” on 31 August 2019, who recently escaped from detention and is currently in Kenya, must be returned to face justice, Amnesty International said today.It is unconscionable that Abdirashid Janan, who is suspected of responsibility for crimes under international law and other serious human rights violations, has evaded […] The post AMNESTY: Kenya must arrest and return escaped Jubaland minister to face trial in Mogadishu appeared first on Calanka.co

Continue Reading
VIDEO: Daawo nasiibdarrada ku dhacda ninkan geedka goynaya

VIDEO: Daawo nasiibdarrada ku dhacda ninkan geedka goynaya

An Arborist, Jacob Rogers, in Lynnwood, Washington, gets struck by a falling tree on Thursday (January 30). The treetop fell over successfully but hit a neighboring tree causing it to range back towards Rogers. The tree nearly hits him but only injures his arm. Luckily, Rogers was wearing his helmet. KA DAAWO HALKAAN The post VIDEO: Daawo nasiibdarrada ku dhacda ninkan geedka goynaya appeared first on Calanka.com.

Continue Reading
Trump oo ka bad-baaday xil-ka-qaadis iyo aqalka sare oo laalay dacwaddiisii

Trump oo ka bad-baaday xil-ka-qaadis iyo aqalka sare oo laalay dacwaddiisii

Aqalka sare ee Mareykanka ee loo yaqaan Senate-ka islamarkaana uu hoggaamiyo xisbiga Jamhuuriga ayaa xalay cod u qaaday kaddibna laalay labadii danbi ee lagu soo eedeeyey madaxwenye Donald Trump. Labadan qodob ayaa oo mid ka mid ah ahaa ku tagrifal awoodeed iyo in uu danihiisa ku fushada ayaa suuro gelin lahaa in xilka laga qaado […] The post Trump oo ka bad-baaday xil-ka-qaadis iyo aqalka sare oo laalay dacwaddiisii appeared first on Calanka.com.

Continue Reading
TURKEY: Diyaarad rakaab siday oo saddex qeyb u kala go`day xilli ay soo dageysay

TURKEY: Diyaarad rakaab siday oo saddex qeyb u kala go`day xilli ay soo dageysay

Diyaarad rakaab siday ayaa ka baxday dhabaha ay diyaaradaha ka haadaan islamarkana u kala go’day saddex qaybood, xilli ay ka soo caga dhigabaysay garoonka diyaaradaha ee magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Saraakiisha dalkaasi ayaa waxay sheegeen in dhacdadaasi uu hal qof ku dhintay islamarkana ay ku dhaawacmeen 139 qof. Diyaaradan laga lahaa shirkadda diyaaradaha ee […] The post TURKEY: Diyaarad rakaab siday oo saddex qeyb u kala go`day xilli ay soo dageysay appeared first on Calanka.com.

Continue Reading
Finland oo fasax dheeri ah siinaysa aabayaasha ilmaha u dhashaan si ay wakhti ula qaataan

Finland oo fasax dheeri ah siinaysa aabayaasha ilmaha u dhashaan si ay wakhti ula qaataan

Dowladda cusub ee Finland ayaa shaacisay qorshe aabayaasha ilmaha u dhashaan farax lagu siinayo si ay waqti ula qaataan carruurtooda. Aabaha uu canug u dhasho ayaa waxa uu hadda xaq u yeelanayaa 164 oo fasax ah, taasoo ka dhigan ku dhawaad san bilood iyo bar. Dowladda ayaa sheegtay in qorshaha cusub ay uga dan leedahay […] The post Finland oo fasax dheeri ah siinaysa aabayaasha ilmaha u dhashaan si ay wakhti ula qaataan appeared first on Calanka.com.

Continue Reading
Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabarii

Continue Reading