Day: February 7, 2020

Ha u duulina Shiinaha itoobiya diiday

Ha u duulina Shiinaha itoobiya diiday

Ilamaa intii uu cudurka Koroonafayris “coronavirus” ama “2019-nCoV” ka dilaacay Dalka Shiinaha, ayaa waxa Dunida Dhamaanteed soo foodsaartay cabsi ba’an oo ay ka cabsanayaan cudurkan dilaaga ah ee sidda sahlan ku faafaya, cudurkan oo ah cudur asal ahaan ku dhaca xayawaanka se u soo gudbay aadamaha, Culimada ku tukhasustay cudurada faafa qaarkood waxay cudurkan ku xidhiidhiyeen Fiidmeerta, inkastoo go’aan laysku raacay weli soo bixin, Dhanka kale waxa laysku raacsan yahay in uu cudur xayawaanka ku dhaca oo Dadka usoo gudbay yahay, sifaha uu leeyahay cudurkani waa xumad ba’an, qandho, qufac, hiinraag iyo Neef qabad, waana cudur loo dhiman karo oo halis ah, waana cudur aan dhakhso loo ogaan isaga oo ruuxa uu haleelo soo rida mooyaane, waxaana laga kala qaadaa ku dhawaansho ruux qaba, qufac, hindhiso, neef, dhareer, duuf iyo candhuuf ku gaadha ama hawadu kuu keento, cudurkan sidday xaqiijisay Haayada Caafimaadka Aduunku dadkii ugu horeeyey ee uu haleelay waxay…

Continue Reading
Kullan Lagaga Hadlayay Amniga & Hormarka Gobolka Awdal Oo Lagu Qabtay Magaalada Boorama ( SAWIRRO )

Kullan Lagaga Hadlayay Amniga & Hormarka Gobolka Awdal Oo Lagu Qabtay Magaalada Boorama ( SAWIRRO )

Feb 7, 2020 Boorama (Cadceed) – Kulan hadhimo sharafeed ah oo diirada lagu saarayay xaalada amni ee gobolka Awdal iyo arimaha la xidhiidha horumarka ayaa maanta ka qabsoomay magaalada Borama. Kulankan oo uu soo qaban qaabiyay wasiirka Caafimaadka Somaliland Md. Cumar Cali Bare ayaa waxaa kasoo qayb galay Gudoomiyaha HIV-ka Somaliland mud Cabdishakuur Ismaaciil Muumin iyo Xubin ka tirsan komishanka Doorashooyin qaranka Mustafe Maxamed Daahir Dhawal, Dhalinyaro, Xildhibaano heer Degmo iyo heer Qaran-ba leh Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha iyo Biyaha, Mayarka Degmada Borama, Badhasaab ku xigeenka gobolka, Saraakiisha Amniga Gobolka iyo xubno ka socday Bulshada Rayidka ah. Wasiirka Caafimaadka Md. Cumar Cali Cabdilaahi oo kulankan furay ayaa si qoto dheer uga hadlay xidhiidhka ka dhexeeya amniga iyo horumarka gobolka uu hiigsanayo, kuwaas oo uu tilmaamay inay yihiin laba aan kala maarmin. “Inteena maanta halkan iskugu timid hadii aanu hal hadaf yeelano waanu ka miro dhalin karnaa waxa loo…

Continue Reading
DAAWO:- Maraykanka Oo Dilay Hogaamiyihii Al-Qaacida Ee Bariga Dhexe  Qasim Al-Raymi

DAAWO:- Maraykanka Oo Dilay Hogaamiyihii Al-Qaacida Ee Bariga Dhexe Qasim Al-Raymi

Feb 7, 2020 Hargaysa (Cadceed) – Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa sheegay in ciidanka Mareykanka ay dileen hogaamiyaha Al Qaacida ee gacanka Carbeed.Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay in Qasim Al-Raymi, oo kooxdaas hogaaminayay tan iyo sanadkii 2015-ka lagu dilay hawlgal uu Mareykanka ka fuliyay gudaha dalka Yemen. Qoraalka kasoo baxay aqalka cad ee Mareykanka waxaa lagu xaqiijiyay dhimashada al-Raymi’s, balse lama sheegin xilliga la dilay. Ninkan la dilay ayaa lala xiriiriyay weeraro dhowr ah oo lagu qaaday danaha dalalka reer galbeedka labaatankii sano ee lasoo dhaafay. Waxaa uu xilka hogaaminta kooxda kala wareegay ninkii isaga ka horeeyay ee ay Mareykanka sido kale ku dileen duqeyn dhanka cirka

Continue Reading
Madaxweyne Trump oo xaqiijiyay dilka hoggaamiyaha al-Qaacidda ee Yemen

Madaxweyne Trump oo xaqiijiyay dilka hoggaamiyaha al-Qaacidda ee Yemen

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa sheegay in ciidanka Mareykanka ay dileen hogaamiyaha Al Qaacida ee gacanka Carbeed. Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay in Qasim al-Raymi, oo kooxdaas hogaaminayay tan iyo sanadkii 2015-ka lagu dilay hawlgal uu Mareykanka ka fuliyay gudaha dalka Yemen. Ninkan la dilay ayaa lala xiriiriyay weeraro dhowr ah oo lagu qaaday […] The post Madaxweyne Trump oo xaqiijiyay dilka hoggaamiyaha al-Qaacidda ee Yemen appeared first on Calanka.com.

Continue Reading
Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabarii

Continue Reading