Day: February 8, 2020

Aqalka Sare oo Ansixiyey Sharciga Doorashada Qaranka

Aqalka Sare oo Ansixiyey Sharciga Doorashada Qaranka

Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay hindise sharciyeedka doorashooyinka qaranka kaasi oo ay wax ka bedel ku sameeyeen, dibna ay ugu celiyeen golaha shacabka si ay Iyana u ansixiyaan. Kulanka golaha aqalka sare oo ka dhacay xaruntooda Muqdisho ayaa 27 ka mid ah xubnaha Aqalka Sare ay ogolaadeen in sharcigan la ansixiyo, halka 6 xubnood ay diideen. Wariyaha VOA ee Muqdis

Continue Reading
Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabarii

Continue Reading