Day: February 13, 2020

Falanqaynta Sababta Ay Kulankii Addis Ababa Uga Aamuseen Raysalwasaare Abiy Ahmed, Madaxweyne Biixi Iyo  Madaxweyne Farmaajo?

Falanqaynta Sababta Ay Kulankii Addis Ababa Uga Aamuseen Raysalwasaare Abiy Ahmed, Madaxweyne Biixi Iyo Madaxweyne Farmaajo?

Feb 13, 2020 Hargeysa( Cadceed )  – Raysalwasaaraha Itoobiya Abiye Axmed ayaa ku guulaystay inuu kulan isku horfadhiisiyo labada Madaxweyne ee Somaliland iyo Soomaaliya Muuse Biixi Cabdi iyo Maxamed Cabdillaahi Farmaajo. Kulankan oo ahaa kii u horeeyay ee ay labada madaxweyne isku arkaan ayaa wuxuu gelinkii dambe ee Salaasadii ka dhacay xafiiska Raysalwasaaraha Itoobiya, waxaana ay dawlada Itoobiya labada madaxweyne ka reebtay weftigii la socday, kulankana waxa ku weheliyay Raysalwasaare Abiye Axmed. Inuu Raysalwasaare Abiye Axmed isku geeyo labada madaxweyne ee Somaliland iyo Soomaaliya, waxay u ahayd talaabo u wanaagsan sumcadda hoggaamintiisa, waxaanu is aragan labada madaxweyne ugu biirayaa dedaaladii hore ee ay dunidu ugu sacabo tuntay Dr. Abiye. Waxase dad badan yaab ku noqotay sababta uu xafiiska Raysalwasaaraha Itoobiya amaba waaxyaha kale ee dawlada Itoobiyga uga aamustay inay ugu yaraan qoraal saxaafadda loogu tallo galay ka soo saarto kulankaas oo ay dalal Itoobiya ka culusi ku guuldaraysteen qabsoomidiisa. Sidoo…

Continue Reading
DAAWO:- Maraykanka Oo Xayiraadda Dhaqaale Ka Qaaday Shirkadda Al-Barakaat

DAAWO:- Maraykanka Oo Xayiraadda Dhaqaale Ka Qaaday Shirkadda Al-Barakaat

Feb 13, 2020 Hargeysa( Cadceed ) – Dowladda Mareykanka ayaa xayiraadda ka qaaday islamarkaana liiska argagixisada ka saartay shirkadda Al-Barakaat Group of Companies ee Soomaaliya Qoraal lasoo dhigay website-ka wasaaradda maaliyadda Mareykanka, oo ku taariikheysan February 12, 2020, kana soo baxay xafiiska maamulka hantida dibedda, ayaa lagu sheegay in dhammaan shirkadaha hoos yimaada Al-Barakaat laga saaray liiska shirkadaha taageera argagixisada. Shirkadaha hoos tagay Al-Barakaat Group of Companies, waxaa ka mid ah Al-Baraka Exchange LLC, Al-Barakaat Bank, Al-Barakat Financial, Al-Barakat Global Telecommunications iyo kuwa kale. QM ayaa sideed sano ka hor, February 17 2012, waxay sidoo kale Al-Barakat ka saartay liiska xayiradda ee shirkadaha lala xiriiriyo argagixisada. Liiskan ayaa waxaa shirkadaha Al-Barakaat lagu daray sanaddii 2011 kadib markii kooxda Al-Qacida ay weerar argagixiso ku qaaday dalka Mareykanka. Shirkadda Al-Barakaat ayaa tan iyo markii liiskan lagu daray aan lagu helin wax caddeymo ah oo la xiriirinaya argagixiso, hase yeeshee waxaa caadiyan adag…

Continue Reading
SJS welcomes AI’s findings on Somalia’s freedom expression

SJS welcomes AI’s findings on Somalia’s freedom expression

Somali Journalists (SJS) welcomes Amnesty International report entitled ”We live in Perpetual Fear: Violations and Abuses of Freedom of Expression in Somalia” that documented violations and abuses against Freedom of Expression in Somalia in the past three years, which is the first ever report on the state of Press freedom of Somalia by an international organization since 2015 and the fi

Continue Reading
Barnaamijyo gaar ah: Dadka aan badanaa laga hadlin

Barnaamijyo gaar ah: Dadka aan badanaa laga hadlin

Maanta waxa ay ku beegan tahay maalinta Raadiyaha ee Adduunka, waxaana idiin soo gudbineynaa warbixino gaar ah, oo aan uga hadleyno xaaladda dadka aan inta badan sheekooyinkooda la werin. Barnaamijyadan oo ka kala imanaya magaalaoyinka Muqdisho, Hargeysa iyo Boosaaso, waxaa ay ka kala hadlayaan haweenka, naafada iyo dadka la hayb-sooco. Barnaamijka dadka la hayb-sooco waxaa Hargeysa kusoo diyaariyey Khadar Maxamed Cakule. Barnaamijka ku saabsan xuquuda dumarka Soomaaliyeed, waxaa Boosaaso kusoo diyaarisay Faadumo Yaasiin Jaamac. Barnaamijka ku saabsan baahiyaha ay qabaan dadka na

Continue Reading
Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabarii

Continue Reading