Day: February 14, 2020

DAAWO:- Wadaadka Siyaasiga Noqday Ee Kooxda Ahlu-sunna  Oo Ku Dhowaaqay Dagaal Ka Dhan Ah Dawlada Fadaraalka

DAAWO:- Wadaadka Siyaasiga Noqday Ee Kooxda Ahlu-sunna Oo Ku Dhowaaqay Dagaal Ka Dhan Ah Dawlada Fadaraalka

Feb 14, 2020 Dhuusamareeb (Cadceed) – Hoggaamiyaha ururka Ahlu Sunna Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ayaa sheegay in ay markale hubka qaadanayaan si isu difaacaan. Macalin Maxamuud ayaa ku tilmaamay wax aan la aqbali karin in magaalada Dhuusamareeb ay qaraxyo ka dhacaan isagoo tusaale u soo qaatay qarax shalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb. Munaasabad ay ka soo qeybgaleen taageerayaasha Ahlu Sunna ayaa waxaa ay ugaga hadleen arrimaha ammaanka ee

Continue Reading
Cabdiraxmaan Cirro Halkuu tegeyaa daloow ?

Cabdiraxmaan Cirro Halkuu tegeyaa daloow ?

Waxaan dhagaystay Warbixintii iyo Khudbaddii Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro ee maanta iyo kasoo noqoshadii safarkii Itopiya . Cabdiraxmaan hadalkiisii waxaa ka mid ahaa: Canaan Madaxwaynaha uu u jeedinaayo kuna tilmamaayo in ay khalad iyo gaf ahayd la kulanka Madaxwayne Farmaajo iyada oo aan Qaranka,dadka iyo Xisbiyada aan midna aan lala socodsiin. Gudoomiye Cabdiraxmaan waxa uu iska beri yeelay in uu qayb ka ahaa kulankaasi Farmaajo ee Adis-ababa isla markaana aanu waxba kala socon.   Gudoomiye Cabdiraxmaan waxa uu ku dhaatay lix qodob oo uu si-ridaariya usoo bandhigay iyada oo aan la garanayn ujeedada qodobadan ka danbaysa iyo in ay tahay uun hadal-tiro in badan looga bartay xisbiga Wadani iyo in ay tahay hibotayn cadhooyin isbiirsaday oo xisbiga ku gaaxday taasoo ay damacsan yihiin in ay siyaasad cusub masraxa la imanayaan. Hadalada Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro jeediyey waxaa kaloo ku jiray qodobadan: b–Dalku doorasho la’aan kusii socon karimaayo! t-Somaliland doorasho la’aan kusii jirimayso!…

Continue Reading
Tartan caanaha geela ah oo ka billowday Hargeysa

Tartan caanaha geela ah oo ka billowday Hargeysa

Dhaqashada geela waa mid ka mid ka ah waxyaabaha udub dhexaadka u ah dhaqanka reer miyiga ee Soomaalida iyo suugaanta, waxeyna uga faa’iideystaan iyagoo hilibkiisa cuna, caanihiisa caba, isla markaana u adeegsada gaadiid ahaan. Waayihii u dambeeyay waxaa ku soo kordhayay Soomaalida reer miyiga ah ganacsato magaalooyinka ka yimaada iyo qurba joog geela dhaqda. Shalay waxaa Somaliland ka bilowday markii ugu horeysay tartanka caanaha geela kaasi oo ay iska kaashadeen sida la sheegay dawladda Somaliland iyo Isu-tagga Imaaradka Carabta, iyadoo abaal marino la siin doono dadka uu geeloodu ugu

Continue Reading
Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabarii

Continue Reading