Day: February 16, 2020

Somaliland rejects proposed visit by Ethiopia PM, Somali president

Somaliland rejects proposed visit by Ethiopia PM, Somali president

Somaliland has rejected a planned joint visit by Somali president Mohamed Abdulahi Farmaajo and Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed. A high-ranking official in Somaliland had confirmed a proposed visit to Hargeisa by Abiy and Farmaajo on the initiative of the PM. Hargeisa is capital of Somaliland, an autonomous region of Somalia. Voice of America journalist and author of “Inside AlShabab,” Harun Maruf posted a tweet that said Somaliland’s chairman of House of Elders Suleiman Mohamoud Aden as saying PM Abiy Ahmed was “pushing for a joint visit to Hargeisa by him and Somalia President Mohamed Abdullahi Farmajo.” It is the first concrete report of an information that started making the rounds on Twitter on Saturday evening when a post to that effect was made by one Khaalid Foodhaadhi. A meeting between leaders of Somalia and Somaliland in Addis Ababa was brokered by Abiy last week after the 33rd African Union…

Continue Reading
“Roog Cas In Loo Fidiyo Madaxweyne Muuse Kadibna Afka Loo Soo Galiyo  Farmaajo Ayaa Hargeysa Imanaya Maaha Mid Na Qabata” Faysal Cali Waraabe

“Roog Cas In Loo Fidiyo Madaxweyne Muuse Kadibna Afka Loo Soo Galiyo Farmaajo Ayaa Hargeysa Imanaya Maaha Mid Na Qabata” Faysal Cali Waraabe

Feb 16, 2020 Hargeysa (Cadceed) –  Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa si adag uga soo horjeestay Warar sheegayay saacaddihii lasoo dhaafay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu tagaayo Magaalada Hargeysa. “Roog cas in loo fidiyo Madaxweyne Muuse kadibna afka loo soo geliyo Farmaajo ayaa imanaya Hargeysa ma ahan mid na qabata, Madaxweyne aan tegi Karin gobalada uu maamulo sida Galmudug, Jubbaland iyo Puntland ma aha in uu yiraahdo Hargeysa ayaan tagayaa ma aha mid aan aqbalayno”. ayuu yiri Feysal Cali Waraabe Soomaaliland ayaa qoraal waxaa ay u dirtey Ra’iisul Wasaaraha I

Continue Reading
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay Sharciga Batroolka iyo Macdanta ee uu dhowaan saxiixay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, horena ay u soo meel mariyeen labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya. Barnaamijka ayaa waxaa ka qeybgalaya oo su’aalaha dhagaystayaasha qaar ee VOA ka jawaabaya ​Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee dowladda Soomaaliya Maxamuud Cabdulqaadir Hilaal.

Continue Reading
Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabarii

Continue Reading
MUSUQ-MAASUQA IYO KASTAMYADA DAWALADDA

MUSUQ-MAASUQA IYO KASTAMYADA DAWALADDA

Kastamyadu badanka waa haayad madaxbanaan (authority Agency) ama waa waax (department) hoos timaada Waasaradda Maaliyadda/Dakhliga/Ganacsiga. Kastamyadu waxa ay maamulaan isu socodka alaabaha iskaga gudbaya dalalka caalamka, hadii ay soo degayaan (Import), dhoofayaan (export) ama ay gudbayaan (transit). Kastamyadu taariikh ahaan waa haayadaha ugu da’weeyn ee ay dawladuhu leeyihiin, dawlad kastena waxa ay ugu jiraan kaalin muhiim ah, marka loo eego shaqooyinka ay qabtaan culeeyskooga iyo muhiimadooda. Waajibaadka kastamyadu ay dal-kaste u hayaan waxa ka mid ah; Ilaalinta amniga dalka, deegaanka iyo dadkaba. Fullinta sharciyada iyo habraacyada (procedures) kastamyada ee dalka u dejisan. Dakhli abuur ama dakhli soo saaris. Hubinta bad-qabka alaabta dalka soo galaaysa. Fududeeynta isu socodka ganacsiga (Trade Faciliation). Ilaalinta wax-soosaarka dalka (warshadaha iyo beeraha). Ka hor-toga iyo la-dagaalanka alaabta sharcidarada ah (contraband). Joojinta alaabaha la mamnuucay (prohibited goods) in ay dalka soo galaan. La socodka iyo hubinta alaabaha la xadiday (restriction goods) tirada iyo tayada dalka soo gali…

Continue Reading