Day: February 17, 2020

DAAWO:- Nin Kufsi Iyo Dil U Geystay Gabadh Yar Oo 15 Jir Ah Oo Reer Lughaya Ah Oo Gacanta Lagu Soo Dhigay

DAAWO:- Nin Kufsi Iyo Dil U Geystay Gabadh Yar Oo 15 Jir Ah Oo Reer Lughaya Ah Oo Gacanta Lagu Soo Dhigay

Feb 17, 2020 Lughaya (Cadceed) – Ciidamada Booliska Somaliland ayaa gacanta ku dhigay nin ku eedaysan kufsi iyo dil loo gaystay gabadh 15 jir ah, falkan oo saaka subixii ka dhacay degmada Lughaya ee gobolka Awdal. Taliyaha Booliska Somaliland Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale) ayaa xaqiijiyey in ciidamada Bileysku ay gacanta ku soo dhigeen xalay eedaysana, maantana ay u gudbiyeen magaalada Boorama, waxuuna ciidamada booliska Lughaya ku amaanay talaabada ay ka qaadeen ninkan sida arxan darada ah dilka iyo kufsiga ugu gaystay gabarta yar ee reer Lughaya ah. Dhinaca kale falkani ka dhacay degmada Lughaya ayaa la sheegay in markii uu ninkan eedeysanaha ah uu kufsiga gaystay kadib,na uu la dhacay gudin taasoo sababtay dhimashada gabarta yar, waxaana ay dadka deegaanka Lughaya ay noo xaqiijiyeen in falkani ay ka heshiiyeen labada dhina ee ay kasoo kala jeeda dhibana iyo dhib gaystaha. Cadceednews Boorama

Continue Reading
Caqabadaha diidan in la qabto doorashooyinka Somaliland

Caqabadaha diidan in la qabto doorashooyinka Somaliland

Xukuumadda iyo xisbiyada mucaaradka ah ee Somaliland ayaan ilaa hada iksu af garan xilliga la qabanayo doorashooyinka goleyaasha wakiilada iyo dawladaha hoose, in kasta oo ay golaha guurtidu mudo kordhin u sameeyeen. Waxaa weli xayiran xaaladda guddiga doorashooyinka, kadib markii la kala diray guddigii hoe ee waqtigoodu dhammaaday, islamarkaana guddiga cusub uu waayey kalsoonida xisbiyada mucaaradka. Khilaafka ka taagan guddiga doorashooyinka ayaa noqday caqabad sharci oo ku gudban qabsoomida do

Continue Reading
Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabarii

Continue Reading