Day: February 22, 2020

Madaxwayne Sheekh Shariif iyo sheekadii Madaxtooyada Muqdisho !! W/Q:KhadarIbrahim Aar

Madaxwayne Sheekh Shariif iyo sheekadii Madaxtooyada Muqdisho !! W/Q:KhadarIbrahim Aar

Dunida waxaa jira wax loo yaqaano “”Dawlad awood xadidan “” taas waxaa looga jeedaa waa Dawlad dhinaca sharciga iyo awooda dawladeed midna aan lahayn,hadana iyada oo sidaasa qaabdhismeedka iyo habka magac uyaalka Dawladeed ee ay u shaqaysaa waxa uu yahay in la helo kooxo dan laga fushado loona fuliyo. Waa maxay Dawlad Xaddidan? Dowlad xadidan waxaa loola jeedaa ,waa Dawlad dhinaca  awooddeeda  sharci la xadiday ujeedo laga leeyahayba , loona yeelay xayndaab aanay dhaafi Karin , iyada oo loo marayo nidaam sharci,waayo waxaa dhici kara in uu jiro sabab loo xadiday. Wax dhib ah malaha in Dawladaasi ay yeelato qaab nidameed doorasho oo suureeya kii Dawaladaha dhanka sharciga dhamayska tirnaa, balse dhibtu waxa ay ka taagan tahay dhinaca awooda sharciga ,dawladina hadii aanay lahayn awood ay ku shaqayso meelna gaadhi mayso,waxaana xaq u yeelanaaya markasta in Dawlado kale ay soo faragaliyaan. Marka aad maqasho magac u yaalka halku-dhigiisu yahay “Dawladda…

Continue Reading
Xoggo Dheeraada Oo Laga Helay Socdaalkii Wasiirka Maaliyda Itoobiya Ku Yimi Hargeysa

Xoggo Dheeraada Oo Laga Helay Socdaalkii Wasiirka Maaliyda Itoobiya Ku Yimi Hargeysa

Feb 22, 2020 Hargeysa (Cadceed) – Weftigii uu hoggaaminayay wasiirka maaliyadda ee Itoobiya Axmed Shide, ee socdaalka ku yimid magaalada Hargeysa, ayaa dib ugu laabtay dalkooda, khamiistii, ka dib markii ay habeen u hoyden magaalada Hargeysa. Ma jiro wax war ah oo ay dawladda Somaliland ka soo saartay socdaalka weftigan oo Madaxweyne Biixi la yeeshay kulan ay albaabadu u xidhanyihiin iyo mid ay goob-joog ahaayeen xubno ka tirsan golihiisa wasiiradu. Laakiin warar uu wargeyska Geeska Afrika helay ayaa xaqiijiyay in ujeedada ugu weyn ee socdaalka Wasiirka maaliyadda Itoobiya salka ku hayay dardargelinta heshiiskii dekedda Berbera ee ay Itoobiya ku lahayd saami ah 19% oo tan iyo markii uu Raysalwasaare Abiye talada qabtay u muuqday mid hoos loo dhigay oo dhaqdhaqaaqiisii yaraaday. Waxa kale oo uu u socday is waafajinta cashuuraha ganacsiga iyo jidka Berbera Corridor. Warku wuxuu sheegay in Raysalwasaare Abiye oo toddobaadkii hore socdaal ku tagay dalka UAE ay…

Continue Reading
Barnaamijka Martida Mikrofoonka

Barnaamijka Martida Mikrofoonka

Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Mikrofoonka oo ay todobaadkan marti ku tahay Naciima Cali Xareed oo ah gudoomiyaha ururka Mother and Child Welfare ee magaalada London. Barnaamijka oo aan ku eegi doonno xaaladda maxaabiista Soomaalida ee dalka Britain iyo dedaallada ururkani uu ku bixiyo caruurta Soomaalida ee xabsiyada ku xiran ayaa waxaa inoo diyaariyey halka

Continue Reading
Wadan African Ah Oo Yeeshay Afar Madaxweyne Ku Xigeen

Wadan African Ah Oo Yeeshay Afar Madaxweyne Ku Xigeen

Feb 22, 2020 Hargeysa (Cadceed) –Madaxweynaha dalka Koofurta Sudaan Salva kir ayaa ku dhawaaqay qeybta kowaad ee xukuumadda awood qeybsiga ku dhisan ee dalkaas. Magacaabista uu maanta oo sabti ah sameeyay waxaa uu madaxweyne ku xigeenka kowaad ugu magacaabay Ninka ay isku hayeen siyaasadda ee Riek Machar, waxaana uu sidoo kale sameeyay saddex ku xigeen kale oo ay midi Haweeney tahay. 1.Dr. Riek Machar Teny, madaxweyne Ku xigeen ka 1aad. 2.Dr. James Wani Igga, madaxweyne Ku xigeenka 2aad. 3.Gen. Taban Deng Gai, madaxweyne Ku xigeenka 3aad 4.H.E Rebecca Nyandeng Garang, madaxweyne Ku xigeenka 4 aad. Hon. Tut-Kew Gatluak Manibe, lataliyaha amniga ee Madaxweynaha. Hon. Mayiik Ayii Deng, wasiiru dowlaha madaxtooyada. Ma

Continue Reading
More Posts