Day: March 1, 2020

Deg Deg: Askari Kale Oo Kasoo Jeeda Gobolka Awdal Oo  Maanta Lagu Dilay  Degmada Ceelafweyn ( SAWIRRO )

Deg Deg: Askari Kale Oo Kasoo Jeeda Gobolka Awdal Oo Maanta Lagu Dilay Degmada Ceelafweyn ( SAWIRRO )

Mar 1, 2020 Ceelafweyn (Cadceed) – Allaha u naxariistee waxaa maanta galinkii hore lagu dilay degmada Ceelafweyn askari ka tirsan ciidamada RRU-da Somaliland kaasoo lagu magacaabi jiray Marxmuum Cismaan Aadan kana soo jeeda gobolka Awdal gaar ahaan Beelaha Habar Cafaan. Waxay ahayd dhowr bilood kahor markii sadex askari oo kasoo kala jeeda beelaha Habar Cafaan iyo Maxamed Case lagu kala dilay deegaanada Ceelafweyn iyo gar-adag. Nimanka dilka geystay ayaa la sheegay inay kasoo jeedaan Beelaha Habar Jeclo, mana aha markii ugu horaysay ee ay fuliyaan dilal qorshaysan oo noocan oo kale ah. Muddo sanad gudaheed ah waxaa lagu dilay tiro askar ah oo gaadhaysa ilaa 4 askari kuwaas oo dhamaantood ku baxay gacanta beesha Habar Jeclo. Cadceednews Boorama

Continue Reading
Jawaab celin Qoraalka Maxamed Baashe X Xassan iyo samaynta Urur uu ugu magac daray BILAWGII MIDNIMO QARAN . W/Q : Khadar Ibrahim Aar

Jawaab celin Qoraalka Maxamed Baashe X Xassan iyo samaynta Urur uu ugu magac daray BILAWGII MIDNIMO QARAN . W/Q : Khadar Ibrahim Aar

Qoraalka aqoonyahanku ugu magacdaray « bilawgii Midnimo Qaran » uma baahna in si fog oo xeeldheer Duxda iyo ujeedada rasmigaa ee ku jirta loo raadguro,balse waa fikir iyo cabiraad aqoonyahanka Maskaxdiisa mudaba ku duugnayd, waana sida ay isaga la tahayna in *malahiisa Somaliland misse Somaliya wax ugu hagagi’lahayeen.   Muhiim maaha in aqoonyahanka fikirkiisa lagu canbaareeyo turjumaad xuna laga bixiyo , lakiin waxaa daruuri ah in qoraal fikirkiisa mid wax ku ool ah laga qoro, iyada oo runta iyo xaqiiqda jirta aan marnaba la iska indha tirayn,loona iftiiminaayo dadka sahan-fikirka Maxamed iyo inta la qabtaa in ay meeldhaw wax ka eegeen.   Maxamed Baashe fikirka iyo dareenka Somaliwayn nimo ee uu qabo ee odhanaaya Koonfur iyo Waqooyi ha loo sameeyo hal Dawlad oo laba nidaam ku kala shaqaysa ,taas oo ula muqata mid faa’iido o leh labada dhinac.   Waxaa laga yabaa in dadka qaar qoraalkii Maxamed aanay fahmin,ay dhici…

Continue Reading
Habraaca Cusub Ee lagu kordhiyay Kastamada Cashuuraha ee Somaliland Xaashida Caddaynta Alaabta(Good Declaration Form)

Habraaca Cusub Ee lagu kordhiyay Kastamada Cashuuraha ee Somaliland Xaashida Caddaynta Alaabta(Good Declaration Form)

Wixii ka horeeyey qarnigii 21aad, kastamyada waxa lagu tilmaami jirey in ay yihiin mid ka mid ah waardiyayaasha (gatekeepers) dalalka, waxa ayna caqabad adag ku hayeen isu socodka ganacsiga (trade transaction) dunida. Sababta oo ah, waajibkooda u weyn, uguna mudan baa waxa uu ahaa in ay soo xareeyaan dakhli badan, markaa waxa ay aad ugu dedaali jireen in aan cashuurta la lunsan, lana il-duufin, sidaa-darteed, waxa ay wakhti badan ku bixin jireen in alaab kaste oo ganacsi la hubiyotiradeeda iyo tayadeedasi cashuurta ku waajibtay loo saaro, taasi oo wakhti badan ka lumin jirtay ganacsatada, kastamyadana awood-dhaqaale(recource) oo badanbaa kaga bixi jirtay. Bilowgii dagaalkii qaboobaana, kastamyada waajibkooda ugu mudan wuxu noqdeyilaalinta amaanka, waxana aad loo baadhi jirey alaab kaste oo wadanka soo galaysa ama ka baxaaysa. Si la mid ah habka hore, kanina waxa uu ahaa, mid wakhti badan ka lumin jirey ganacsatada, kastamyadana awood-dhaqaale oo badan kaga bixi jirtay. Bilowgii qarniga…

Continue Reading
Madaxwayne Qoor Qoor Kulan Gaar Ah La Qaatay Sheekh Shaakir Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen +SAWIRO..

Madaxwayne Qoor Qoor Kulan Gaar Ah La Qaatay Sheekh Shaakir Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen +SAWIRO..

Mar 1, 2020 Hargeysa (Cadceed) – Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Maanta Xarunta Madaxtooyadda kulan kula qaatay Sheekh Maxamed Shaakir oo ahaa Madaxii Xukuumadda Galmudug. Madaxweyne Qoorqoor iyo Sheekh Shaakir ayaa waxaa kulan siiyay Taliyaha qeybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga dalka Generaal Mascuud Maxamed Warsame oo Mas’uul ka ah amniga Hogaamiyeyaasha Ahlusunna Waljamaaca. Warar la helayo ayaa sheegaya in kulanka u dhexeeyay Madaxweynaha Galmudug iyo Sheekh Shaakir looga hadlay dagaalkii maalin kahor Magaalada Dhuusamareeb ku dhexmaray Ciidanka dowladda iyo kuwa Ahlusunna, kaasi oo geystay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Sidoo kale kulanka labada Mas’uul ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Generaal Mascuud Warsame oo ah Taliyaha qeybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga iyo Sheekh Cabdirisaaq Saadaq Ashcari oo kamid ah xubnaha sar sare ee Ahlusunna. Macalin Maxamuud Sheekh ayaa isna xalay kulan la qaatay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, iyadoona Qoorqoor uu hogaamiyaha uga mahadceliyay tanaasulkii…

Continue Reading
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay xanuunka dilaaga ah ee Crono Virus ee dhamaadka sanadkii hore ka dillaacay magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha kuna faafay dalal badan oo caalamka ah. Barnaamijka waxaa ku marti ah oo su’aalaha dhagaystayaasha qaar ee VOA ka jawaabaya Dr. Cabdiqani Cismaan Yuusuf. Sahra Cabdi Axmed ayaa ba

Continue Reading
Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabarii

Continue Reading