Day: March 3, 2020

Dhibaato dhaqaale oo ka taagan Jowhar

Dhibaato dhaqaale oo ka taagan Jowhar

Gobalka Shabelle Dhexe wuxuu ka mid ahaa goballada Soomaaliya kuwooda ugu horreeya dhinaca wax soo saarka beeraha. Ka sokow dhinaca beeraha, dadka ku nool magaalada Jowhar waxay dhaqdhaqaaq ganaacsi oo aad u fiican ay ka heli jireen gaadiidka xamuulka qaada ee isaga kala goosha Koonfurta iyo Waqooyiga Soomaaliya ee wadada laamiga isticmaala. Hase yeeshee Al-Shabaab oo xiray qeybo ka mid ah waddada dheer ayaa saameyn xooggan ku yeelatay reer Jowhar.

Continue Reading
Xaaladda Beled-Xaawo oo maanta degan

Xaaladda Beled-Xaawo oo maanta degan

Xaaladda magaalada Baladxaawo ee gobbolka Gedo ayaa saaka deggan kadib dagaal khasaara dhaliyay oo shalay halkaasi ku dhexmaray ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulka Jubaland. Wararkii ugu dambeeyay ee khasaaraha dagaalka ayaa sheegaya in ilaa shan ruux oo dhinacyadii dagaalamay ay ku geeriyoodeen dagaalka halka khasaaraha dhaawacana uu gaaraya ilaa 15 ruux oo ay u badan yihiin dad rayid ah oo ku waxyeeloobay madaafiicdii iyo rasaastadii dagaalka.

Continue Reading
Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabarii

Continue Reading