Day: March 5, 2020

DAAWO:-Villa Somaliya Oo War Kasoo Saartay Wadahadal Khadka Telefoonka Oo Dhexmaray Madaxweyne Farmaajo Iyo Uhuru Kenyatta

DAAWO:-Villa Somaliya Oo War Kasoo Saartay Wadahadal Khadka Telefoonka Oo Dhexmaray Madaxweyne Farmaajo Iyo Uhuru Kenyatta

Mar 5, 2020 Muqdisho (Cadceed) – Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta oo khadka telefoonka ku wada hadlay ayaa isla gartay ahmiyadda ay leedahay in si wadajir ah labada dal ay uga shaqeeyaan sugidda nabadgalyada xuduudaha iyo guud ahaan xasilloonida gobolka. Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Kenyatta ayaa adkeeyay in amniga labada dal uu yahay mid isku xiran, loona baahan y

Continue Reading
Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabarii

Continue Reading