Day: March 7, 2020

Siyaasi Faarax Macalin Oo Difaacay Weerarkii Somaliya Ku Qaaday Mandheera

Siyaasi Faarax Macalin Oo Difaacay Weerarkii Somaliya Ku Qaaday Mandheera

Mar 7, 2020 Nairobi  (Cadceed) –Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee baarlamanka Kenya Faarax Macallin ayaa ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ka difaacay eedeynta uga timid madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ee ah inay kusoo duuleen Kenya. Uhuru ayaa qoraal uu soo saaray Arbacadii ku yiri “ciidamada xoogga dalka Soomaaliya waxay xadgudub ku sameeyeen madax-banaanida iyo sharafta dhuleed ee Kenya 2-dii March 2020, halkaasi oo ciidamada ajnabiga ah ayaga oo jebinaya, islmarkaana aan wax ixtiraam ah u hayn xeerarka caalamiga ay dhaq-dhaqaaqyo gardarro ah fuliyeen, ayaga oo dhibaya islamarkaana burburinaya hantiada shacabka Kenya ee ku nool magaalo xuduudeedka Mandhera.” Hase yeeshee Faarax Macallin ayaa sheegay in Uhuru uu leeyahay sabab kasta oo Mandheera uu weerar uga yimaado ciidamada Soomaaliya, maadaama uu mart-geliyey “hoggaamiye kooxeed baxsad ah” oo halkaas weerar kasoo qaadaya. “Kenya waxay hubayneysaa hoggaamiye kooxeed baxsad ah, kadibna waxay hoggaamiye kooxeedkaas u ogolaaneysaa inuu gudaha dalka Kenya kasoo weeraro Soomaaliya isaga oo ku…

Continue Reading
Sidee Masaajidadu u Wajahayaan Faafista Crono Virus?

Sidee Masaajidadu u Wajahayaan Faafista Crono Virus?

Dalaka Mareykanka waxaa ku sii faafaya xanuunka Coronavirus ama COVID 19. Haddii uu sii socdo faafista canuunkan waxaa dhici karta inuu saameyn ku yeesho goobaha ay bulshada isugu yimaadaan. Meelaha isha sida gaarka ah loogu hayo waxaa ka mida goobaha cibaadada. Haddaba, sidee masaajidada dalkan Mareykanka ku yaalla ay arrintan u wajahayaan? Falastiin Axmed Iiman ayaa ka wareysatay Sheikh Cabdiraxmaan Shariif oo

Continue Reading
Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabarii

Continue Reading