Day: March 8, 2020

DAAWO:-Madaxweyne Farmaajo Oo Loo Keenay Dhambaal Laga Waday Madaxweynaha Kenya ( SAWIRRO )

DAAWO:-Madaxweyne Farmaajo Oo Loo Keenay Dhambaal Laga Waday Madaxweynaha Kenya ( SAWIRRO )

March 8, 2020 Muqdisho (Cadceed) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan kula qaatay Villa Soomaaliya Wasiirka Arrimaha Gudaha Dalka Kenya Mudane Fred Matiang’i ayaa ka guddoomay dhambaal uu uga siday Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta. Madaxweynaha ayaa la wadaagay wafdiga Dowladda Kenya ee soo gaadhay dalka muhiimadda ay leedahay ka miro-dhalinta dadaallada lagu wajahayo caqabadaha amni, dhaqaale iyo siyaasadeed ee ay wadajirka u wajahayaan labada dal, isagoona rajeeyey in dhambalkan iyo wadahadallada labada dal ay dhabbaha u xaaraan sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo xiriirka soojireenka ah ee ka dhexeeya labada dal. Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya Mudane Fred Matiang’i ayaa Madaxweynaha soo gaarsiiyey salaan uu uga siday Madaxweyne Uhuru Kenyatta, isaga oo muujiyey dareen qaddarin iyo tixgelin ku dheehan tahay oo dalkiisu ay u hayaan shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed. Dhambaalkan uu guddoomay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa salka ku haya sidii loo sii amba-qaadi lahaa,…

Continue Reading
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay xuska maalinta caalamiga ah ee loo asteeyey haweenka adduunka. Barnaamijka ayaan diiradda ku saareynaa xaaladaha haysta haweenka Soomaaliyeed oo wajahaya duruufo kala duwan. Barnaamijka waxaa ku marti ah oo su’aalaha dhagaystayaasha qaar ee VOA ka jawaabaya Gudoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka ee Soomaaliya Batuulo Shiikh Axmed Gaballe. Sahra Cabd

Continue Reading
Soomaali Mareykanka iyo Walaaca ay ka Qabaan Crono Virus

Soomaali Mareykanka iyo Walaaca ay ka Qabaan Crono Virus

Magaalada Caasimadda ah ee Washington iyo labada gobol ee deriska la ah ee Maryland iyo Virginia ayaa tobaneeyo dad ah waxaa laga baaray cudurka Corono Virus, laakinse ilaa iyo haatan waxaa la xaqiijiyey in 7 qof ay xanuunkaasi qabaan. Gobolka Virginia, waxaa la soo weriyey ilaa 2 bukaan oo midkood uu yahay askari ka tirsan ciidamada Miriiniska ee saldhigga Fort Belvoir  halka kan kalana uu yahay qof 80 jir ah. Duqa magaalada Washington Muriel Bowser ayaa maalintii Sabtida ee shalay xaqiijisay hal bukaan oo degan magaalada oo laga helay cudurkaasi, halka gobolka Maryland laga soo weriyey ilaa saddex kiis oo ah dad uu cudurkani soo ritay. Haddaba, qaar ka mid ah So

Continue Reading
Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabarii

Continue Reading