Day: March 15, 2020

Tacsi katimi reer ibrahim cabdi mataan (farascade)

Tacsi katimi reer ibrahim cabdi mataan (farascade)

Bismilaahi alraxmaan alraxiim.. Hadaanu nahay reer ibraahim cabdi mataan(farascade) ee hoos ku Xasan: Hooyo aamina axmed yuusuf Hooyo rooda Xassan muuse Hooyo caasha ibraahin caraale Khadar ibraahim iyo xaaakiisa iyo caruurtiisa Cabdirisaaq ibraahim Khaalid ibraahim Siciid ibraahim Jaamac ibraahim Sacad ibraahim Cabdalle ibraahim Khadra ibraahim iyo caruurtayda Caasha ibrahim Qamar ibrahim Dhamaantood waxay tacsi udirayaan reer Ibrahim maxamed xirsi ismaaciil geeridii ku timi marxuun ibraahin maxamed xirsi ismaaciil oo  dalka mareykanka ku geeryooday..Ilaahay hau naxariisto marxuunkaa sabar iyo iimaan alle hakasiiyo dhamaan qoyska iyo qaraabada..aamin aamin

Continue Reading
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay dowrka odayaasha dhaqanka Soomaalida ee siyaasadda iyo nabadeynta. Barnaamijka waxaa ku marti ah oo su’aalaha dhagaystayaasha qaar ee VOA ka jawaabaya Caaqil Xassan Cilmi Yaxye oo ka mid ah odayaasha dhaqanka. Sahra Cabdi Axmed ayaa barnaamijka noo d

Continue Reading
Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabarii

Continue Reading