Day: March 21, 2020

Dowlada Kenya Maxaa Ka Khuseeya Xoreynta Deegaanka Jannaale ? !!

Dowlada Kenya Maxaa Ka Khuseeya Xoreynta Deegaanka Jannaale ? !!

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya (XDS) oo iskugu dhafan cutubyo ciidanka Lugta ah iyo komaandooska Danab,  oo kaashanayana kuwa nabad-ilaalinta Midowga Africa (AMISOM),  qaybtooda hubka culus ayaa maalintii Isniinta March 16, 2020 dib u qabsaday magaalada Jannaale. Weerarka oo in mudda ah la sugaayay, ayaa ciidamada XDS, oo aan iska-caabbin lixaad leh kala kulmin kuwa u dagaalama Alshabaab, ayaa si guul leh ula wareegay degmada Jannaale iyo deegaannada ku hareeraysan, taasoo ka dhigan in dhammaan buundooyinka gobolka Shabeellada Hoose, ay gacanta ugu jirto ciidanka XDS, sida ay sheegtay Wasaaradda Gaashaandhigga DFS. Magaaladda Jannaale oo qiyaastii ay ku nool yihiin 30 kun qof, kana xigta caasimadda Muqdisho 75 km dhanka koofur, oo ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose ee maamul-goboleedka Koofur Kalbeed, ayaa dhowr jeer dirir ku dhexmartay ciidamo ka kala tirsan XDS iyo kuwa u dagaalamaya Al-Shabab, kaddib markii AMISOM ay dib uga soo guratay bishii March 2015, kolkaas oo 19 askari oo u dhashay Uganda ay ku…

Continue Reading
Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabarii

Continue Reading