Day: March 26, 2020

Venezuela says US drug charges against Maduro show ‘desperation’

Venezuela says US drug charges against Maduro show ‘desperation’

Venezuelan Foreign Minister Jorge Arreaza said on Thursday that drug trafficking charges by the United States against President Nicolas Maduro announced earlier in the day showed the “desperation” of the “Washington elite”. Arreaza said the decision by the administration of US President Donald Trump to offer rewards for the capture of Maduro and other high-ranking officials accused of drug trafficking show the administration’s “obsession” with Venezuela, which he said was due to its desire to reap “electoral returns” in the US state of Florida.  Trump was “once more attacking the Venezuelan people and its democratic institutions, using a new form of coup d’etat based on miserable, vulgar and unfounded accusations,” Arreaza added. In an extremely rare criminal case against a foreign head of state, the US Department of Justice indicted Maduro and several of his top ministers after accusing him of leading a cocaine-trafficking group called “The Cartel of the Suns”.…

Continue Reading
Coronavirus: US overtakes China with most cases

Coronavirus: US overtakes China with most cases

The US now has more confirmed cases of coronavirus than any other country with at least 82,404 positive tests. According to the latest figures collated by Johns Hopkins University, the US overtook China (81,782 cases) and Italy (80,589). The grim milestone came as President Donald Trump predicted the nation would get back to work “pretty quickly”, after 3.3 million layoffs. More than 1,100 people with Covid-19 have died in the US. What did President Trump say? At a White House briefing on Thursday afternoon, Mr Trump said: “They have to go back to work, our country has to go back, our country is based on that and I think it’s going to happen pretty quickly. “We may take sections of our country, we may take large sections of our country that aren’t so seriously affected and we may do it that way.” He added: “A lot of people misinterpret when…

Continue Reading
Qofkii ugu horreeyey oo Coronavirus ugu dhintay dalka Kenya

Qofkii ugu horreeyey oo Coronavirus ugu dhintay dalka Kenya

Dawladda Kenya ayaa xaqiijisay in qofkii ugu horeeeyey uu dalkaas ugu dhintay cudurka COVID-19. War saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda caafimaadka Kenya ayaa lagu sheegay in qofka dhintay yahay muwaadin kasoo laabtay Koonfur Afrika 13-kii Maarso. Waxa kaloo wasaaraddu sheegtay in qofkaasi oo rag ah da’diisuna tahay 66-sano jir uu qabay sidoo kale xanuunka macaanka. Kenya ayaa diiwaangelisay ku dhowaad 30 kiis oo ah cudurka COVID-19 Dhinaca kale, dowladda Kenya ayaa dalkeeda kusoo rogtay bandow xiliga habeenkii ah kaasoo bilaaban doona 7-da fiidnimo ilaa 5ta aroornimo. Arrintan ayaa qeyb ka ah tallaabooyin ay dowladda Kenya kula tacaalayso sidii au u xakamayn lahayd faafitaanka xanuunka Coronavirus kaasoo ilaa iyo hadda dadka laga helay gaaraya ilaa 30 qof.

Continue Reading
Qof labaad oo qaba cudurka Coronavirus oo Muqdisho lagu arkay

Qof labaad oo qaba cudurka Coronavirus oo Muqdisho lagu arkay

Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inuu jiro Kiiska qof labaad oo qaba cudurka Corona Virus Magaalada Muqdisho ,kaasi oo ka yimid dalka Talyaaniga maalmana la hayay. Marwo Fowsiyo Abiikar Nuur Wasiirka Caafimaadka dowladda Federaalka Soomaaliya oo la hadashay warbaahinta qaranka ayaa xaqiijisay in dalka laga heley kkiiskii labaad ee qof qaba xanuunka Corona Virus,kaasi oo muddooyinkii ugu dambeeyey dhibaatooyin ku hayay bulshada caalamka. Waxay sheegtay in qofka laga heley xanuunka COVID-19 uu dhowaan dalka yimid isla markaana kamid ahaa dadka laga shakiyay ka dibna la baaray sidaasna lagu xaqiijiyay. Wasiirka Caafimaadka ayaa sidoo kale sheegtay in qofka laga heley cudurka COVID-19 hadda xaaladiisa degan tahay,isla markaana aysan ka muuqan wax calaamad ah oo tilmaamaya cudurka. “Kiiskaan waa kiiskii labaad ee la helo, baaritaan aan isbuucii hore dirnay ayuu jawaab u ahaa, waxaan la wadaagnay bulshada, kiiskaasi waa positive, ma ahan mid calamaduhu ay ka muuqdaan, ilaahayna waxaan uga…

Continue Reading
CORONAVIRUS: Ruushka oo mamnuucay dhammaan duullimaadyada diyaaradaha

CORONAVIRUS: Ruushka oo mamnuucay dhammaan duullimaadyada diyaaradaha

Xukuumadda Moscow ee dalkaasi Ruushka ayaa shaaca ka qaaday in ay joojineyso dhammaan duullimaadyada caalamiga ah ee kaga imaanaya dalalka caalamka iyo kuwa ay diyaaradeheeda ugu baxayaan. Arrintan ayaa lagu sababeeyay sidii ay uga hortagi lahaayeen faafidda cududrka Coronavirus oo sidoo kale gaaray dalkaasi Ruushka. Amarkan ayaa dhaqangalaya laga bilaabo maalinta Jimcaha ee berito ah. Xayiraaddan ayaa waxaa ka bad-baadaya diyaaradaha dadka Ruushka dib ugu soo daabuliya muwaadiniinta ku xanniban dalalka kale. Si kastaba xayiraaddan xukuumadda Moscow ay soo rogtay ayaa la mid ah kuwo ay dowlado kale ay ku dhaqaaqeen taas oo looga hortagayo in uu dalka ku faafo cududrka faraha ba`an ku haya caalamka ee coronavirus.

Continue Reading
Qoxootigii Ugu Badnaa Ee Qoomiyadda Oromada Oo Maalmihii U Dambeeyay Soo Galay Hargeysa Iyo Halista Xannuunka Coronavirus

Qoxootigii Ugu Badnaa Ee Qoomiyadda Oromada Oo Maalmihii U Dambeeyay Soo Galay Hargeysa Iyo Halista Xannuunka Coronavirus

March 26, 2020 Hargeysa (Cadceed) – Iyadoo horeba loogu yaqiinay in wakhtiga bisha Barakaysan ee Ramaddaan ay soo galayso inay Dad badan oo ducaafo ah oo kasoo jeeda Qoomiyadda Oromadu ay Dhinaca Itoobiya uga soo talaabaan Somaliland ayaa durba ay hor dhacoodii qarqiyeen Hargeysa iyadoo lagu jiro wakhti aduunyaddii xuduudaha kala xidhatay. Xaqoonti u badan Qoomiyadda Oromada ee Dalka Itoobiya degta ayaa maalmihii udambeeyay sida daadka uga soo galayay Xuudaha ay Somailand la wadaagto dalka Itoobiya kuwaasi oo ubadan dad waayeel ah iyo haween iyo Ubad aad u tabcaansan oo aad u jilicsan islamarkaana is xambaarsan kuwaasi oo ay intooda badan soo daad gureeyaan gaadiid Noohooyin ah  oo hanaan kootarabaan ah u soo galiya Caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Arintan ayaa ku soo beegmaysa wakhti ay aduunyaddu kala shakisan tahay islmarkaana uu si ba’an ugu faafayo Xanuunka halista badan ee CORONAVIRUS.  Dadkan ayaa si weyn looga dareemayaa Suuqyada Magaaladda Hargeysa Caasimadda…

Continue Reading
Raysal Wasaarihii Hore Ee Soomaliya Nuur Cadde Oo La Ildaran  Xanuunka Coronavirus

Raysal Wasaarihii Hore Ee Soomaliya Nuur Cadde Oo La Ildaran Xanuunka Coronavirus

March 26, 2020 Muqdisho (Cadceed) –Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa ku xanuunasanayo magaalada London ee dalka Ingiriiska. Nuur Cadde ayaa la sheegay inuu ku dhacay caabuqa Coronavirus oo uu la xanuunasanayo sida ay soo warisay DalsanTV. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa Alle ugaa baryau Nuur Cadde caafimaad degdeg ah inuu siiyo. “Waxaan Alle ka baryayaa inuu caafimaad degdeg ah siiyo Ra’iisul Wasaarahii hore ee dalka, mudane Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo ku xanuunsanaya London. Waxaan khadka teleefanka kula hadlay qoyskiisa aniga oo gaarsiiyay in dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay garab taagan yihiin”ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Kheyre qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka. Nuur Cadde oo 83 sano jir ah ayaa sanadihii 2007 iyo 2009 ahaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda KMG dowladdii uu hoggaaminayay Madaxweynihii hore C/llaahi Yuusuf.     Cadceednews Hargeysa

Continue Reading
Boqolaal Qof Oo Ka Baxsaday Goobo Dadka Lagu Karantiilo Oo Ku Yaalada Dalka Suudaan

Boqolaal Qof Oo Ka Baxsaday Goobo Dadka Lagu Karantiilo Oo Ku Yaalada Dalka Suudaan

March 26, 2020 Hargeysa (Cadceed) – Boqolaal reer Suudaan ah ayaa lagu soo waramayaa in ay diidayaan kormeerka caafimaad ee guud ahaan dalka iyada oo ay socdaan olole looga hortagayo coronavirus, waxaana gudiga loo saaray ka hortaga Xanuunka ay la kulmayaan iska cabin. Halista coronavirus ayaa sii kordhaysa guud ahaan caalamka, iyadoo Suudaan ay diiwaan galisay hal dhimasho iyo laba kiis oo kale sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka. Gudi heer wasiiro ah oo ay ku jiraan wasaaradaha caafimaadka, arimaha gudaha iyo warfaafinta ayaa loo xilsaaray ka hortaga Xanuunka waxa ayn go’aansadeen in xanuunkaan laga wajaho baaritaano dheeraad ah iyo Karaantiil si loo yareeyo saamaynta Xanuunkaan. Sidoo kale Tallaabooyin dhowr ah ayay isla meel dhigay oo ay ka mid yihiin xiritaanka garoomada diyaaradaha caalamiga ah e, iyo in la joojiyo dhammaan Kulamada siyaasadeed, bulsheed, dhaqan iyo Ciyaaraha ee dalkaasi. Laakiin ugu yaraan 300 oo qof ayaa wixii…

Continue Reading
Halista Ammaanka Internet-ka ee la socota Coronavirus

Halista Ammaanka Internet-ka ee la socota Coronavirus

Inta badan shaqaalaha u shaqeeya dowladda federaalka Mareykanka, kuwa dowladaha gobollada iyo shaqaalaha shirkadaha gaarka loo leeyahayba ayaa lagu amray iney guryahooda ka soo shaqeeyaan oo aysan iman xarumohooda shaqada. Talaabadan ayaa ah mid looga dan leeyahay in lagu yareeyo faafista cudurka coronavirus. Hase ahaatee hay’adaha ammaanka qaabilsan iyo khubarada ammaanka internetka ayaa ka digaya in tallaabadan ay keeneyso khatartii ugu adkeyd ee dhanka weerarada internet-ka ee cyber-attac

Continue Reading
Cayaaraha Soomaaliya oo weli hakad ugu jira Coronavirus

Cayaaraha Soomaaliya oo weli hakad ugu jira Coronavirus

Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa mar-kale ku celisay in ay hakad ku jiraan dhammaan dhaq dhaqaaqyadii ciyaaro ee Soomaaliya si looga hortago faafidda cudurka COVID-19. Shir jaraa’id oo ay maanta Muqdisho ku qabatay wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in lagama-maarmaan ay tahay in loo hoggaansamo awaamiirta wasaradda. Jamaal Axmed Cismaan ayaa la xiriirey Maxamed Shuuriye Nuur oo ah lataliyaha dhinaca warfaafin

Continue Reading
Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabarii

Continue Reading
More Posts