Weerar ismiidaamin ah oo ay fuliyeen dad waxyaabaha qarxa jirkooda kusoo xiray ayaa lagu qaaday hool lagu daawanayay ciyaar kubada cagta ah oo kuyaala xaafadda Konduga oo 25km u jirta magaalada Maiduguri ee dalka Nageria.
30 Qof Oo ku Dhimatay Weerar ka Dhacay Nigeria.
on Jun 17, 2019