Lughaya News

Dhul Beeraadkii Gargaara Oo la Qaybiyey

Dhul Beeraadkii Gargaara Oo la Qaybiyey

Maamulka Hargeysa ayaa qaybiyey dhulbeereed lagu tabcay oo dadkii kasoo barakacay duufaantii Sagar ku tabceen ayaa gudi loo xilsaaray u kala qaybiyeen beesha Ciise ee Jabuti iyo Hargeysa laga soo abaabulayo iyo dadka degaanka ah ee waligood Gargaara ku dhaqnaa. Xiisadan maamulka Hargeysa iyo Jabuti ka aloosayso degaanad

Continue Reading
Cudurkan Cusub Ee Somaliland Ku Dhacay!

Cudurkan Cusub Ee Somaliland Ku Dhacay!

Waa maxay cudurkan cusub ee Somaliland ku dhacay? Umadaha reer Galbeedka ee dhawrka bilood oo kaliya wax beerta ayaa aduunyada quudiya. Wax soosaarka beeraha ayey aduunyadu isku dhaaftay waa maxay cudurkan cusub ee kusoo kordhay maamulka Somaliland ee beeraha in la qoto u diidan shacabka? Waxaad moodaa inay khalaas ga

Continue Reading
Madaxweyne Farmaajo Oo Saxiixay ka Mid Noqoshada Cahdiga Qaramada Midoobey Ee Xuquuqda Naafada.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay ka mid noqoshada JFS Heshiiska Qaramada Midoobey ee Xuquuqda Naafada. Munaasabad uu ku dhaqan geliyey Madaxweynuhu ka mid noqoshada Dowladda Federaalka Soomaaliya Cahdiga Qaramada Midoobay ee Xuquuqda Dadka Naafada Ah ayaa ku qabsoomtay Madaxtooyada, waxaana goob joog

More Posts