War Qoraal ah oo ka soo baxay madaxtooyada dowlad gobolleedka Galmudug ayaa looga mamnuucay deegaannada uu maamulka ka arimiyo mas’uuliyiinta ka tirsan dowladda Soomaaliya.
Maamulka Galmudug Oo Deegaannadiisa ka Mamnuucday Mas’uuliyiinta Dowladda Somaliya
on Jun 21, 2019