Waxaa goor dhaw magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaaliya caga-dhigatay diyaaradii waday meydka Alle ha u naxariisteen Abwaankii weynaa ee Soomaaliyeed Maxamuud Cabdullaahi Ciise Sangub.
Meydka Abwaan Sangub Oo Goor-dhayd Laga soo Dajiyay Magaalada Jigjiga.
on Jun 21, 2019