il

Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabarii

Continue Reading
Italy: Tirada Dadka Qaba Cronovirus oo Korodhay

Italy: Tirada Dadka Qaba Cronovirus oo Korodhay

Tirada dadka laga helay cudurka Corona Virus dalka Talyaaniga ayaa korodhay, waxaana mas’uuliyiinta caafimaadku ay sheegeen inay haatan laba qof cudurkan u dhinteen. Mas’uuliyiintu waxay xaddideen dhaqdhaqaaqa dadka ee magaalooyinka uu xanuunku saameeyey. Haddaba, Caasha Ibraahim Aadan ayaa wararkan ka waraystay Shukri Siciid oo la shaqeysa wargeyska la Rabu

Continue Reading
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay aroos wadareed toddobaadkan ka dhacay Muqdisho oo lagu dhisay ilaa toban qoys oo ay ku jireen dadka baahiyaha gaarka ah qaba. Barnaamijka waxaa marti noogu ah Sheikh Cabdi Xayyi Sheikh Aadan oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ahaana ninkii lahaa fikirka arrintan. Sahra Cabdi Axmed ayaa

Continue Reading
Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabarii

Continue Reading
Madaxwayne Sheekh Shariif iyo sheekadii Madaxtooyada Muqdisho !! W/Q:KhadarIbrahim Aar

Madaxwayne Sheekh Shariif iyo sheekadii Madaxtooyada Muqdisho !! W/Q:KhadarIbrahim Aar

Dunida waxaa jira wax loo yaqaano “”Dawlad awood xadidan “” taas waxaa looga jeedaa waa Dawlad dhinaca sharciga iyo awooda dawladeed midna aan lahayn,hadana iyada oo sidaasa qaabdhismeedka iyo habka magac uyaalka Dawladeed ee ay u shaqaysaa waxa uu yahay in la helo kooxo dan laga fushado loona fuliyo. Waa maxay Dawlad Xaddidan? Dowlad xadidan waxaa loola jeedaa ,waa Dawlad dhinaca  awooddeeda  sharci la xadiday ujeedo laga leeyahayba , loona yeelay xayndaab aanay dhaafi Karin , iyada oo loo marayo nidaam sharci,waayo waxaa dhici kara in uu jiro sabab loo xadiday. Wax dhib ah malaha in Dawladaasi ay yeelato qaab nidameed doorasho oo suureeya kii Dawaladaha dhanka sharciga dhamayska tirnaa, balse dhibtu waxa ay ka taagan tahay dhinaca awooda sharciga ,dawladina hadii aanay lahayn awood ay ku shaqayso meelna gaadhi mayso,waxaana xaq u yeelanaaya markasta in Dawlado kale ay soo faragaliyaan. Marka aad maqasho magac u yaalka halku-dhigiisu yahay “Dawladda…

Continue Reading
More Posts