Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa yiri “dhibaato kasta oo soo dhex gasha Itoobiya iyo Eritrea waxaa lagu xallin doonaa niyad wanaag” iyo “heshiis dheellitiraya danaha labada dhinac.”
» Akhri Qormo Dhamaystiran
Ruushku ma noqon karaa dhexdhexaadiye ay ku kalsoon yihiin Eritrea iyo Itoobiya, muxuuse u dhex galayaa labadan dal
on Oct 30, 2026