Kulan ay yeelan lahaayeen maanta xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliyeed ayaa kooram la’aan u baaqday iyadoo ay soo xaadireen 123 xildhibaan oo kaliya.
Kulankii Golaha Shacabka Oo Maanta Kooram La’aan U Baaqday.
on Jun 22, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka