Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay ka mid noqoshada JFS Heshiiska Qaramada Midoobey ee Xuquuqda Naafada.
Madaxweyne Farmaajo Oo Saxiixay ka Mid Noqoshada Cahdiga Qaramada Midoobey Ee Xuquuqda Naafada.
on Jun 20, 2019