Maamulka Hargeysa ayaa qaybiyey dhulbeereed lagu tabcay oo dadkii kasoo barakacay duufaantii Sagar ku tabceen ayaa gudi loo xilsaaray u kala qaybiyeen beesha Ciise ee Jabuti iyo Hargeysa laga soo abaabulayo iyo dadka degaanka ah ee waligood Gargaara ku dhaqnaa.
Dhul Beeraadkii Gargaara Oo la Qaybiyey
on Nov 1, 2019