Dowladda Eritrea ayaa sheegtay iney laanta sirdoonka Mareykanka ee CIA ay isku dayday iney afgambi ku sameyso sida ay muujinayaan caddeymaha cadcad ee aan helnay.
Eritrea: “CIA waxay isku dayday iney afgambi igu sameyso”
on Nov 2, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka