Waxaa shalay xadka ay wadaagaan Kuuriyada Waqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed kulan taariikhi ah ku yeeshay Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump iyo Hogaamiyaha Kuuriya Waqooyi Kim John-un.
ilaalada Kim John-un iyo Afhayeenka Aqalka Cad oo isku dhacay
on Jul 1, 2019