Ra’isul wasaaraha Itoobiya dr Abiy Axmed ayaa sheegay inta uu xilka hayey in marar badan la isku dayay in la afgambiyo balse shacabka ay ka war heleen oo keli kii toddobaadkii hore dhacay.
Abiy Ahmed Oo Shaaciay In 7 Jeer Uu ka Badbaaday Afgambiyo loo Maleeegay.
on Jul 2, 2019