Aas Qaran Oo Jigjiga Loogu Sameeyay AHUN Abwaan Sangub.(Sawirro)

Submitted by on Jun 21, 2019
← →

Waxaa maanta aas qaran oo aan loo kala harin loogu sameeyay caasimada degaanka ee Jigjiga Allaha u naxariistee marxuum Abwaan Maxamuud Cabdilaahi ciise (Sangub) oo maalmo ka hor ku geeriyooday magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment