Maamulka Galmudug ayaa ka soo horjeesatay sharcigii doorashooyinka iyo Axsaabta oo ay shalay meel mariyeen Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya.
on May 3, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka