Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay,
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo soo gabagabeeyay Safarkiisa Mareykanka, kuna soo Laabtay Muqdisho.
on Apr 15, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka