Ukraine ayaa waxa ay ka carootay markii hogaamiyaha Ruushku uu booqday debaaldeg mootooyinka oo ka dhacay gacanka dalkaasi xoogga loogaga qabsaday.
Ukraine oo ka carootay socdaal uu Vladimir Putin ku tegay Crimea
on Aug 11, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka