Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kormeer kedis ah ku tegey maanta Xarunta Taliska Booliiska isagoo la kulmay Taliyaha Ciidanka Booliska S Gaas Bashiir Cabdi Maxamed iyo Saraakiisha kale ee taliska,
Madaxweyne Farmaajo Oo Kormeer kedis ah ku Tegey Xarunta Taliska Booliska.
on Apr 16, 2019