Hadda waxaa soo baxaya walaac laga qabo in dadka dibax-baxyada an qorshaysnayn dhiga ee dalkaas bartimaameedsadaan goobaha laga caawiyo magangalyo doonka iyo sidoo kale dadka u dooda soogalootiga sida uu BBC-da u sheegay Khaliil Aden Cabdi oo madax ka ah urur danaha Dhallin
Khaliil Aadan: “Cabsida iyo walaacu wuxuu gaaary heer xitaa masaajidadii si fiican loogu cibaadaysan waayo”
on Aug 7, 2024