Mas’uuliyiin ku sugan dalka Austria ayaa sheegay in labada qof ee looga shakisan yahay in ay doonayeen in ay weeraraan bandhig faneedka fanaanada Taylor Swift ee Vienna ay u muuqdeen kuwo taageersan kooxda ISIS iyo al-Qaacida.
WEERAR ARGAGIXISO OO LAGA HORTAGAY AUSTRIA
on Aug 8, 2024