Intii u dhexeysay Desember ilaa iyo bishii Maarso sanadkan waxay booliska iyo ciidamada ilaalada xudduudaha qabteen 600 oo gaari oo la soo xaday kaddib markii ay bareen 400 oo konteenar.
Sidee ayay Canada ku noqotay meesha ugu badan ee laga xado gawaarida?
on Aug 9, 2024