Xiisadda bariga dhexe: Maxaa ka jira in Pakistan ay gantaalo casri ah siisay Iran?

Submitted by on Aug 9, 2024
← →

Wasaaradda arrimaha dibadda Pakistan ayaa beenisay warbixin uu qoray wargeys ka soo baxa Israa’iil oo sheegayay in Pakistan ay gantaallada Shaheen-3 siin doonto dalka ay deriska yihiin ee Iran,

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment