Guddiga awoodda badan ee galaangalka u sameeya Israa’iil ee loo yaqaanno AIPAC ayaa ilaa $100 malyan ku kharash gareynaya sidii ay kuraastooda ku weyn lahaayeen xubno ay ka mid tahay Ilhaan Cumar oo ka tirsan xisbiga dimoqradaad
AIPAC iyo Ilhaan Cumar oo gorodda iskula jira. Taageerayaasha Israa’iil oo lacag ku bixinaya in kursiga laga qaado
on Aug 12, 2024