Hoggaamiyaha SSC Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa maanta xariga ka jaray xarunta cusub ee Hay’adda iyo socdaalka Jinsiyadda oo Laan ka furatay caasimadda Laascaanood.
Magaalada Laascaanood oo laga furay Xarunta Cusub ee Hay’adda socdaalka ee Dowlad Somaliya
on Aug 13, 2024