Fagaare kuyaalla waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland waxaa saakay xukun dil ah lagula fuliyay toban nin oo katirsanaa kooxda Al Shabaab,
Magaalada Gaalkacyo Xukun Toogasho ah oo lagu Fuliyay 10 Kamid ah Kooxda Shabaab
on Aug 17, 2024