Qaybo ka mida ganacsatada magaalada Muqdisho ayaa albaabada isugu dhuftay goobahooda ganacsiga iyaga oo cabasho ka muujinaya cashuuro cusub oo ay dawladdu doonayso in la hirgeliyo.
GANACSIYADA MUQDISHO OO U XIRAN MURAN CASHUUREED
on Aug 18, 2024