Illaa 120 kun oo Falastiiniyiin ah oo deggan xaafad ku taal magaalada Qudus ayaa codsi u gudbiyay maxkamadda sare ee Israa’iil iyagoo ka dalbanaya in ay helaan biyo badan.
BIYO LA’AAN SOO FOODSAARTAY FALASTIIN
on Aug 22, 2024
Wararka Warbaahinta Caalamka