Sarkaal ka tirsan madaxda ciidanka Puntland oo ka gaabsaday in magaciisa aan sheegno wuxuu sheegay in hubka iyo dhowr qof oo siday lagu qabtay inta u dhaxaysa Garowe iyo Gaalkacyo,
Puntland oo qabatay Xubno loo malaynayo inay Daacish/Al-Shabaab yihiin iyo hub aan hore loo aqoon
on Aug 26, 2024