Maraykanka ayaa ka digaya masiibo deegaan oo ka dhalan karta badda cas ka dib weerar ay fallaagada Xuutiyiinta Yemen ay ku qaadeen markab shidaal usbuucii hore.
Xuutiyiin oo Gantaal la helay Markab Siday Shidaal” Mareykanka oo Digniin soo saaray
on Aug 26, 2024