Maxay tahay halista Maraykanku ka muujiyey inay ka dhalato saliid ku qubanaysa badda cas?

Submitted by on Aug 28, 2024
← →

Waaxda Pentagonka ee Maraykanka ayaa soo saartay digniin ku saabsan masiibo deegaan oo ka dhalan karta saliid ka qubanaysa Markab nooca shidaalka qaada ah oo ku gubanaya badda cas ka dib weerar ay ku qaadeen Xuutiy

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment